HOME   |   ABOUT US   |   ADVERTISE WITH US   |   CONTACT US   |   FORUM
|

Hambalyo Aroos:Dr. A/rahman Mohamed Ali & Fatma Mohamed Hashi

Aabo Maxamed Ali Ibrahim & Hooyo Nimco Sh. Ciisadiin Sayid Ali iyo Dhamaan Reer Dr. Mohamed Ali Dhere oo kala ah; Drs. Fadumo M Ali & Odaygeeda Eng. Xuseen Maxamed Cashuur. Sacdiyo M. Ali, Maxamud M. Ali, Axmed M. Ali, Caisha M. Ali, Khalid M. Ali, Amal M. Ali, iyo weliba dadka kale ah; Ayeeyo Kutubey Ceymooy Jeelow, Manaal Axmed Xaaji, Adeer Axmed-nuur Ali Ibrahim, Adeer Ismaaciil Ali
Ibrahim, Adeer C/qaadir Ali Ibrahim, Adeer Cumar Ali Ibrahim, Eedo Maryan Ali
Ibrahim, Eedo Saliido Ali Ibrahim Abti Axmed Sh. Ciisadiin, Abti Maxamed Sh. Ciisadiin,
Abti Cabdi Sh. Ciisadiin, H.Yar Xaliima Sh. Ciisadiin, H.Yar Faadumo Sh. Ciisadiin, H.Yar Qamar Sh. Ciisadiin H.Yar Safiya Sh. Ciisadiin, H.Yar Shukri Sh. Ciisadiin.

Dhamaan Dadka kor ku Qoran oo kala jooga Aduunka Dacaladiisa Waxey Hambalyo iyo Bogaadinba u dirayaan:

Dr. A/rahman Mohamed Ali & Fatma Mohamed Hashi

Oo Arooskoodu February 01, 2012 ka dhacay Magaalada Nairobi ee Wadanka Kenya. Waxeyna leeyihiin Baarakalaahu Lakumaa, Wabaaraka Caleykumaa,Wajamaca Beynakumaa bi kheyr. Ilaahey ha’idiinka dhigo Reerkii Ubad-Qeyrqaba kala hela, Noloshiinana ha’idiin barakeeyo.

Aamiin, Aamiin, Aamiin.

468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Comments are closed