HOME   |   ABOUT US   |   ADVERTISE WITH US   |   CONTACT US   |   FORUM
|
Bogga Hambalyada: Eng. Cali Axmed Cashuur iyo Marwo Sabiib Maxamed Cashuur

Eng. Cali Axmed Cashuur iyo Sabiib Maxamed Cashuur oo ay Gabar ugu dhalatay September 4, 2011. magaalada Dallas ee wadanka Mareykanka ayaan anagoo ku faraxsan ugu hambalyeyneynaa dhalashada gabadhooda oo loo bixiyey Salma!!! waxaa Hambalyadan soo diray dadka hoos ku qoran: Adeer Aadan Cashuur iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Adeer Cumar Cashuur iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Aabo Maxamed Cashuur iyo Hooyo Seynab Cabdi iyo dhamaan Reer Maxamed Cashuur, Dhamaan Reer Axmed Cashuur, Eedo Caasho Cashuur iyo Caruurteeda, Eedo Aamino Cashuur iyo Caruurteeda, Eedo Tifey Cashuur iyo Caruurteeda iyo Odeygeeda, Eedo Xabiibo Cashuur iyo Caruurteeda, Adeer Nuur Cashuur iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Adeer Cabdi Cashuur iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Adeer C/laahi Cashuur iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa. Eedo Sahro Cashuur iyo Caruurteeda. iyo dhamaan Reer Cashuur Fadi, waxaana leenahay Hambalyo Cali-Yare & Sabiib, Salma-na Ilaahey haka dhigo middii soo barbaarta, idiin anfacda, Dalkeeda iyo Diinteedana anfacda. Aamiin, Aamiin, Aamiin!!!!!!!!

Halkan ka aqriso tahniyadaha dhalashada