HOME   |   ABOUT US   |   ADVERTISE WITH US   |   CONTACT US   |   FORUM
Home » Somaliya You are browsing entries filed in “Somaliya”

Madaxweyne Shariif oo Burundi u tagay in lasoo kordhiyo Ciidamada Burundi ee Soomaaliya jooga

Madaxweyne Shariif oo Burundi u tagay in lasoo kordhiyo Ciidamada Burundi ee Soomaaliya jooga

Bujunbura (HL) Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho ku tagay Magaalada Bujunbura ee dalka Burundi ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalkaasi oo ay ka wada hadleen Arrimo ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo sidii loo sii kordhin lahaa Ciidamada Burundi ka jooga Soomaaliya ee qeybta ka ah AMISOM. Kulanka uu Madaxweynaha Soomaaliya la qaatay dhiggiisa dalkaasi ayaa diirrada lagu [...]

May 19 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Shirkadda Horn Petroleum oo sheegtay inay ku hungowday Shidaalkii ay ka fileysay Dooxada Dharoor ee G/Bari

Shirkadda Horn Petroleum oo sheegtay inay ku hungowday Shidaalkii ay ka fileysay Dooxada Dharoor ee G/Bari

Muqdisho (HL) Shirkadda Horn petroleum ee laga leeyahay dalka Canada ayaa sheegtay inay joojisay howlihii shidaal qodista ahayd ee ay kawadday qeybo ka tirsan maamulka puntland. War ay soo saartay Shirkadda Horn petroleum oo lagu daabacay wakaalada wararka ee Reuters ayaa lagu sheegay in Shirkaddu ay joojisay shidaal qodistii ay kawaday ceelka Shabeel ee ku [...]

May 19 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Somaliland oo u dabaaldegtay Sanad Guuradii 21-aad ee gooni isutaageeda

Somaliland oo u dabaaldegtay Sanad Guuradii 21-aad ee gooni isutaageeda

Hargeysa (HL) Waxaa maanta ka dhacay Hargeysa munaaabad loogu dabaaldagayey sanadguurada 21-aad ee markii ay Somaliland sheegtay inay ka go’een Soomaaliya. Somaliland inkasta oo ay sameysay nidaam maamul iyo hanaan kala dambeyn iyo xasilooni leh, haddana waa ay u suurta geli weysay muddadaasi 21-ka sano ah in wax aqoonsi ah ay ka hesho caalamka. Shirkii caalamiga ahaa [...]

May 18 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Ciidanka Itoobiya ee B/weyne oo dilay Nin Shacab ah

Ciidanka Itoobiya ee B/weyne oo dilay Nin Shacab ah

Baladweyne (HL) Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay maanta ciidamada Itoobiya halkaas ku dileen nin rayid ahaa. Ninka la dilay oo lagu magacaabi jiray Maxamed Xuseen Qoor-gaab ayaa eheladiisa waxaa ay sheegeen inay ciidamadu ka qabteen xaafadda Xaawo Taako ee magaalada Beledweyne, halkaas oo ay muddo ku baarayeen, [...]

May 18 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Prof A. I. Samatar and his fallacy on the new life in Mogadishu

Prof A. I. Samatar and his fallacy on the new life in Mogadishu

In response to Professor Abdi Ismail Samatar’s article entitled “UN threatens the Somali democratic movement” which he raised a number of questions including what is a Roadmap? And who is Spoiler? http://www.hiiraan.com/op4/2012/may/24036/un_threatens_the_somali_democratic_movement.aspx   While the TFG welcomes constructive criticism and encourages discussions and debate on the proposed new political dispensation, blaming the International Community for [...]

May 18 2012 | Posted in News in English, Somaliya, Wararka | Read More »

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho.

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho.

Muqdisho (HL), Jimco,May 18, 2012, ———- Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo maanta si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.   Islaan Bashiir, ayaa waxaa Garoonka Muqdisho ku soo dhaweeyay Ugaas Maxamuud Cali Ugaas Cabdulle, Salaadiin, qaar ka mid ah Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed, Mas’uuliyiin [...]

May 18 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha oo maanta ka qeyb galay shir looga hadlayay arrimaha Xuruyatul-qowlka

Ra’iisul Wasaaraha oo maanta ka qeyb galay shir looga hadlayay arrimaha Xuruyatul-qowlka

Muqdisho (HL), Khamiis, May 17, 2012—————-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay kulan labo maalmood ka soconayay Xalane kaa oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradaha Dastuurka iyo Warfaafinta loogana hadlayay Qebyo-Qoraalka Dastuurka ee ku aadan Arrimaha Xuquuqul Insaanka.   Ugu horeyn Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta, Cabdulaahi Bille Nuur, ayaa Sheegay in Shirka labadii maalmood ee [...]

May 17 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Biyo la’aan ka jirta Garbahaareey

Biyo la’aan ka jirta Garbahaareey

Garbahaarey (HL) Biyo la aan baahsan ayaa laga soo sheegayaa Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo kaddib markii sida la sheegay ay Al Shabab gubeen Ceel ku yiilay magaaladaasi. Ciidamada Al Shabaab ayaa shalay magaaladasi dagaal kula galay Ciidamada dowladda, waxanaa usuuro gashay inay gudaha u galaan, iyagoo intaasi kaddibna burburiyay Ceel-biyood ku yaalla halkaasi, waxaana taasi ay [...]

May 17 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Hogaamiyihii hore ee Shabaabkii Muqdisho Cali Jeesto oo Cafis codsaday

Hogaamiyihii hore ee Shabaabkii Muqdisho Cali Jeesto oo Cafis codsaday

Muqdisho (HL) Hogaamiyihii hore ee Shabaabka Muqdisho Cali Maxamed Xuseen (Cali Jeesto) ayaa sheegay in uu ka soo laabtay fikirkii ahaa la shaqeynta maleeshiyada Al Shabaab isla markaana uu ka dalbanayo shacabka Soomaaliyeed Cafis. War laga siidaayey Idaacadda Dowladda ayaa lagu sheegay in horjooge Cali Jeesto uu dambi dhaaf weydiisanayo dhammaan dadka isaga dhibaato ka tabanaya. Horjoogihii hore [...]

May 17 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Tarsan oo Magacaabay Afhayeenka Gobolka Banaadir

Tarsan oo Magacaabay Afhayeenka Gobolka Banaadir

Muqdisho (HL) Shir jaraa’id oo uu xafiiskiisa warbaahinta ugu qabtay xoghayaha guud ee Maamulka G/Banaadir C/kaafi Hilowle Cismaan ayaa lagu aqriyay Dicreeto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamuud Axmed Nuur “Tarzan” lagu magcaabay afhayeenka cusub ee Gobolka Banaadir. Xilka afhayeennimo ayaa loo magcaabay mudane Maxamed Yuusuf Cismaan oo [...]

May 16 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Muqdisho oo laga Xusay maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed

Muqdisho oo laga Xusay maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed

Muqdisho (HL) Munaasabad lagu maamuusayay xuska maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa Maanta lagu qabtay xarunta madaxtooyada qaranka ee Villa Soomaaliya iyadoo Halkaasina shahaado sharaf lagu guddoonsiiyay Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed. Xuska munaasabadda 69 guuradii ka soo wareegtay markii la aas’aasay ururkii Dhalinyarada SYL 15 May 1943-dii ayaa waxaa soo qabanqaabiysay wasaaradda Shaqada, arrimaha bulshada, dhalinyarada iyo isportiga, [...]

May 15 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Dagaal ka dhacay Hargeysa oo ay dad badan ku dhinteen

Dagaal ka dhacay Hargeysa oo ay dad badan ku dhinteen

Hargeysa (HL) Ugu yaraan toddobo qof oo ay ku jiraan saddex askari ayaa ku dhintay magaalada Hargeysa, markii iska hor imaad hubeysan uu dhexmaray saaka ciidamada Somaliland iyo dad shacab ah oo hubeysan. Dagaalka ayaa dhacay markii dad hubeysan ay weerar ku qaadeen saldhig ciidamada militeriga Somaliland ay ku leeyihiin magaalada Hargeysa. Sababta adagaalka ayaa [...]

May 15 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Xafladdii Tayo ee Dallas, ayna ka qeybgashay Gudoomiyaha Xisbigaasi Dr. Maryan Qaasim

Xafladdii Tayo ee Dallas, ayna ka qeybgashay Gudoomiyaha Xisbigaasi Dr. Maryan Qaasim

Dallas (HL) waxaa habeennimadii Sabtida ee May 12, 2012. ka dhacay Magaalada Dallas ee Gobolka Texas Munaasabad soo dhoweyn iyo taageero loogu sameynayey Xisbiga Siyaasiga ah ee Tayo. waxaa Xafladaas oo si heer sare ah loo soo agaasimay qaban qaabiyey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dallas oo ayna hormuud u tahay Gudoomiyaha Jaaliyadda Duuliye Sare Asli Xasan [...]

May 14 2012 | Posted in News in English, Somaliya, Wararka | Read More »

Gudoomiye Tarsan oo sheegay in Caasimadda laga hirgelin doono Baalayaal Solar ah oo ku shaqeeya Ileyska Qoraxda

Gudoomiye Tarsan oo sheegay in Caasimadda laga hirgelin doono Baalayaal Solar ah oo ku shaqeeya Ileyska Qoraxda

Muqdisho (HL) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qorshaha Horumarrinta caasimadda uu si wanaagsan u socdo, isla markaana magaalada Muqdisho dhawaan laga hirgalin doono Baalayaal Solar ah oo Illeyska Qoraxda ku shaqeeya. Goddoomiya gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho mudane Maxamuud Axmed Nuur “Tarzan”  isagoo kala hadlaaya dadweynaha Idaacadda Dowladda ayuu sheegay [...]

May 14 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray maanta shirka Odoyaasha Dhaqanka,Codsina u jeediyay.

Ra’iisul Wasaaraha  oo kormeeray maanta shirka Odoyaasha Dhaqanka,Codsina u jeediyay.

Muqdisho (HL), May 05, 2012—- Ra’iisul Wasaaraha dowladda Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta booqday goobta uu shirka uga soconayo Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, kuwaa oo looga fadhiyo iney soo xulaan gudigii ansixin lahaa Dastuurka dalka iyo Barlamaanka uu yeelan doono Soomaaliya.   Ra’iisul Wasaare, Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa sheegay in shirkaani uu [...]

May 13 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Nin lagu qabtay isagoo sita Miino Casri ah Magaalada Muqdisho

Nin lagu qabtay isagoo sita Miino Casri ah Magaalada Muqdisho

Muqdisho (HL) Hay’adda nabad sugidda qaranka waxay maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay nin la sheegay in lagu qabtay miino casri ah oo la sheegay in ay sameysay al-Shabaab. Miinada casriga ah ayaa loogu tala galay in lagu xiro gaadiidka yar yar, taasoo dili karta dadka saaran gaariga lagu xiro. Ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa shalay [...]

May 13 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Boqolaal Qof oo lagu Qabqabtay Boosaaso

Boqolaal Qof oo lagu Qabqabtay Boosaaso

Boosaaso (HL) Ciidamada Amaanka Puntland ayaa Magaalada Boosaaso Ka Bilaabay Hawlgal Lagu Qabqabnayo Dadka Da’doodu ka Yar Tahay 30 -ka Sano. Tiro Dad ah oo lagu qiyaasay Boqolaal  dhalinyaro ah ayaa Ciidamada Amaanka ee Puntland  ay saakay subaxnimadii ka qabqabteen dariiqyada iyo suuqyada magaalada Bosaaso . Wadooyinka waaweyn ee magaalada Boosaaso ayaa lagu arkayey ciidamo [...]

May 12 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

R/wasaare C/weli oo Hadalkii Faroole ku tilmaamay Fikir Puntland u gaar ah

R/wasaare C/weli oo Hadalkii Faroole ku tilmaamay Fikir Puntland u gaar ah

Muqdisho (HL) Ra’iisul Wasaaraha KMG ah ee Somalia, C/wali Gaas ayaa ku tilmaamay hadalkii dhawaan ka soo yeeray Maamulka Puntland fikir iyaga u gaar ah, isla markaana waxa uu ku nuux nuuxsaday Ra’iisul Wasaaruhu inuusan hadalkaasi waxba u dhimi Karin Geedi socodka Road Map-ka. Ra’iisul Wasaare Gaas oo la hadlayay Idaacadda ku hadasha Afka Dowladda [...]

May 12 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Tarsan oo Muqdisho ku soo laabtay

Tarsan oo Muqdisho ku soo laabtay

Muqdisho (HL) Kadib safar shaqo oo qaatay muddo usbuuc ah oo dalka Turkiga uu ku tagay wafdi uu hogaaminyay duqa magaalada Muqdisho ahna guddoomiyaha  gobolka Banaadir mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Safarka shaqo ee wafdiga duqa Muqdisho ayaa socdaal qaatay muddo usbuuc ah waxa ay ku tageen magaalada [...]

May 11 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Xukuumadda oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixatay hay’adda Xuquuqul Insaanka ee QM.

Xukuumadda oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixatay hay’adda Xuquuqul Insaanka ee QM.

Muqdisho (HL), May 11, 2012—Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobey, Iyadoona kulanka looga hadlayay heshiis is-afgarad (MOU) oo ay kala saxiixdeen dowladda Soomaaliya iyo hay’adda u qaabilsan Qaramada Midoobey Xuquuqul Insaanka.   Waxaana kulanka maanta ka soo qeybgalay Agaasimaha Xafiiska Xuquuqul Insaanka ee QM, [...]

May 11 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Mas’uuliyiin ka kala socota Koonfur Afrika iyo Mozambique.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Mas’uuliyiin ka kala socota Koonfur Afrika iyo Mozambique.

Muqdisho (HL), May 10, 2012—– Ra’iisul Wasaaraha  Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiin ka kala socda Koonfur Afrika iyo Mozambique.   Wuxuuna Ra’iisul Wasaaraha uu kulan la qaatay Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka, Mr. Jeffrey Radebe, Safiirka Koonfur Afrika u fadhiya Nairobi Mr, Didumusi Ntushinga iyo Wasiir ku xigeenka Arrimaha [...]

May 10 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Shaqaale ka tirsanaa Hay’adda Islamic Relief oo Xalay lagu dilay Baydhabo

Shaqaale ka tirsanaa Hay’adda Islamic Relief oo Xalay lagu dilay Baydhabo

Baydhabo (HL) Nin ka tirsanaa shaqaalaha hay’adda Islamic Relief ayaa xalay kooxo hubeysan ku dileen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Ninka oo lagu magacaabi jiray Fanax Xaaji Maxamed Guurow ayaa waxaa dilkiisa gaystay rag bistoolado ku hubeysnaa, kuwaas oo ku bar-tilmaameedsaday waddo u dhaxeysa xafiiska uu ka shaqeynayay iyo gurigii uu deggenaa. Ciidamada dowladda KMG ah [...]

May 10 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Wafdi ka socda WFP oo B/weyne tagay maanta

Wafdi ka socda WFP oo B/weyne tagay maanta

Baladweyne (HL) Waxaa Maanta Magaalada Baladweyne tagay Wafdi ka socday Barnaamijka Cuntada Aduunka ee WFP, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay isla markaasna kulan laqaatay Mas’uuliyiinta Maamulka gobolka Hiiraan ee dowladda KMG ah. Markii uu soo gaba gaboobay kullanka ayaa waxa si wadajir ah Saxaafadda ula hadlay Sarkaalkii hogaaminaayey Wafdiga oo lagu Magacaabo Yazu Mizawo iyo [...]

May 9 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Wasiirka Biyaha & Batroolka oo ka hadlay Qorshe lagu hormarinayo Biyaha iyo Korontada Muqdisho

Wasiirka Biyaha & Batroolka oo ka hadlay Qorshe lagu hormarinayo Biyaha iyo Korontada Muqdisho

Muqdisho (HL) Wasiirka wasaaradda Biyaha, Batroolka iyo Tamarta Mudane C/qaadir Maxamed Dhicisoow oo Maanta xafiiskiisa Warreysi ku siiyay Idaacadda Dowladda  ayaa sheegay in Wasaaraddiisa ay wado qorshe ay ugu tala Gashay in Caasimadda Muqdisho la siiyo Koronto xoog leh, si ay qeyb uga noqoto Xoojinta amaanka. Wasiir Dhicisow ayaa sheegay  in dhawaan ay Muqdisho keeni doonaan saddex Matoor oo [...]

May 9 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Nin Dhalin Yaro ah oo Miino uu aasayey kula qaraxday Muqdisho

Nin Dhalin Yaro ah oo Miino uu aasayey kula qaraxday Muqdisho

Muqdisho (HL) Nin dhalin yaro ah ayaa dhintay kaddib markii ay la qaraxday miino uu xalay ku aasayay inta u dhaxeysa isgoysyada Baar-Ubax iyo Black Sea ee magaalada Muqdisho. Idaacadda ku hadasha afka dowladda oo soo xiganeysa qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegtay in qofkaasi ka tirsanaa kooxda al-Shabaab uu cad cad [...]

May 9 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galay kulan Amniga looga hadlayay oo maalintii labaad uga soconayay Xalane iyo kulamo uu la qaatay Saraakiil ka tirsan UN-ka,Mareykanka & Midowga Yurub.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galay kulan Amniga looga hadlayay oo maalintii labaad uga soconayay Xalane iyo kulamo uu la qaatay Saraakiil ka tirsan UN-ka,Mareykanka & Midowga Yurub.

Muqdisho (HL), May 8, 2012—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo qaar ka tirsan Golihiisa Wasiiradda ayaa maalintii labaad kulan uga soconayay Xarunta taliska AMISOM ee Xalane kaa oo looga hadlayay arrimaha amaanka dalka.   Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Gudiga Wada jirka Amniga oo ay ku mideysan yihiin Qaramada Midoobey,TFG-da, Ahlusunna, [...]

May 8 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo Muqdisho soo gaaray

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo Muqdisho soo gaaray

Muqdisho (HL) Danjiraha dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay ra’iisul wasaaraha xukuumadda KMG ah, Prof. Cabdiweli Maxamed Cali. Labada dhinac ayaa waxay kulankooda kaga hadleen arrimo ay ka mid yihiin dardar-gelinta tubta nabadda ee Roadmap-ka iyo soo afjaridda dhibaatada Soomaaliya. Danjiraha Maraykanka ayaa bogaadiyay deddaalka xukuumadda Cabdiweli ee [...]

May 8 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Dowlada Jaban oo Kuwareejisay Gawaari iyo Qalab Kala Duwan Ciidanaka Booliska Soomaaliyeed

Dowlada Jaban oo Kuwareejisay Gawaari iyo Qalab Kala Duwan Ciidanaka Booliska Soomaaliyeed

Muqdisho (HL) Isniin May 7, 2012. Dowlada Jaban ayaa maanta ku wareejisay Dowlada KMG deeq ay ugu tala gashay Ciidanka Booliska Soomaalyeed deeqdaan ayaa ka koobanayd 16 Land Garuuser, 2 Ambalaas 2 gaari oo kuwa ciidanka lagu qaado ah iyo jaakadaha laga xirto xabadda ( Bullet Proof Jackets ) iyo koofiyadaha aan xabadu karin. Ugu [...]

May 7 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

France oo Madaxweyne Cusub Dooratay

France oo Madaxweyne Cusub Dooratay

Paris (HL) Dalka Faransiiska ayaa yeelan doona hogaamiye cusub ka dib markii musharaxii xisbiga Hantiwadaaga Francois Hollande uu kaga adkaaday madaxweynihii kursiga Difaacanayay Nicolas Sarkozy doorashada madaxtinimo ee Faransiiska. Iyadoo inta badan la tiriyay codadka ay dadku dhiibteen ayaa  Mr. Hollande waxa uu ku Guuleystay 52 boqolkiiba codadka, halka Mr. Sarkozy uu helay 48 boqolkiiba. [...]

May 7 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Dagaal Qaraar oo Xalay ka dhacay B/weyne

Dagaal Qaraar oo Xalay ka dhacay B/weyne

Baladweyne (HL) Dagaal qaraar oo u dhaxeeyey Ciidamada Gobolka iyo kuwa Xarakada Shabaab ayaa xalay ka dhacay Magaalada B/weyne ee Gobolka Hiiraan. Dagaalkan ayaa yimid kadib markii kooxda al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisin ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda KMG ee Magaalada Baladweyne. Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Hiiraan ee dhanka amniga Axmed Cusmaan Cabdulle ayaa sheegay in al-Shabaab ay [...]

May 7 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Wadamada ee WFP.

Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Wadamada ee WFP.

Muqdisho (HL), May 06, 2012 —- Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga Cabdulahi Goodax Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Stefano Porretti oo ah Wakiilka Wadamada ee WFP.   Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay arrimaha gargaarka iyo kuwa bini’aadanimo sidii wax looga qaban lahaa.   Kulanka kadib ayaa waxaa ugu horeyn saxaafadda la hadlay Wasiirka Qorsheynta [...]

May 6 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Khudbadda Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee Xafladda Shirweynaha Oday Dhaqameedka Soomaaliyeed

Khudbadda Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee Xafladda Shirweynaha Oday Dhaqameedka Soomaaliyeed

Mudane Sheikh Sharif Sheikh Ahmed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya   Mudane Sharif Hassan Sheikh Aden Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya   Xubnaha Golaha Wasiirada, Xildhibaanada sharafta leh, Oday-Dhaqameedka Soomaaliyeed Taliyeyaasha Ciidanka Qalabka Sida Kooxaha fanaaniinta soomaaliyeed Kooxda Muusikada Baanbeyda Bahda Saxaafadda Iyo Dhammaan marti sharafta ka soo qeybgashay xafladan Dhammaantiin A Salaamu Aleykum Warahmatullah,   Maanta waa maalin [...]

May 6 2012 | Posted in News in English, Somaliya, Wararka | Read More »

Ogeysiis ku socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Nawaaxiga Dallas, TX

Ogeysiis ku socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Nawaaxiga Dallas, TX

May 5 2012 | Posted in News in English, Somaliya, Wararka | Read More »

Shirkii Odoyaasha Dhaqanka ee Arrimaha Dastuurka oo Muqdisho ka furmay

Shirkii Odoyaasha Dhaqanka ee Arrimaha Dastuurka oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho (HL) Waxaa goor dhoweyd si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmay shir looga hadlayo qabyo qoraalka dastuurka Soomaaliya iyo soo xulidda ergadii ka qeyb gali laheyd shirkaas iyo xubnaha baarlamaanka cusub. Waxaa furitaanka shirka ka hadlay wasiirka warfaafinta ee xukuumadda KMG ah Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jahweyn) oo xusay in shirku uu ahmiyad weyn ku [...]

May 5 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »

Iran oo Safiir Cusub u soo dirsatay Soomaaliya

Iran oo Safiir Cusub u soo dirsatay Soomaaliya

Muqdisho (HL) Madaxweyne Shariif ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka dowladda Iraan u soo magcowday Soomaaliya, isagoo madaxweynaha uga mahad celiyay in dowladda Iraan ay ku soo biirto dowladaha Soomaaliya safaaraddaha ku leh. Madaxweynaha ayaa ka hor inta uusan safiirka Iraan ka gudoomin waraaqahiisa aqoonsiga la qaatay kulan gaar ah, kaas oo ay uga [...]

May 4 2012 | Posted in Somaliya, Wararka | Read More »