HOME   |   ABOUT US   |   ADVERTISE WITH US   |   CONTACT US   |   FORUM
Home » Caalamka You are browsing entries filed in “Caalamka”

”’Ciid Mubaarak”’ ”’Ciid Mubaarak”’ ”’Ciid Mubaarak”’

”’Ciid Mubaarak”’ ”’Ciid Mubaarak”’ ”’Ciid Mubaarak”’

Dhamaan howlwadeenada Hiiraanlive waxey guud ahaan ugu hambalyeynayaan munaasabada Ciidul Fidriga  ummadda muslimiinta ah gaar ahaana ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay dunindda ka joogaan, waxeyna leeyihiin Ciidaan Ciideeda ku gaara caafimaad iyo cibaado suuban. Aamiin Aamiin Aamiin. Hiiraanlive@Dallas,Tx

July 28 2014 | Posted in Caalamka, Somaliya, Tahniyado, Wararka | Read More »

”’ Inaa Lilaah Wa inaa Ilaahu Raajicuun”’

”’ Inaa Lilaah Wa inaa Ilaahu Raajicuun”’

  !!! Ina lilaah Wa Ina Iaahu Raajacuun!!!. Waxaa dhamaan Bahda Hiiraanlive iyo dadka hoos ku qoranba ay ka tacsiyeynayaan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Marxuumad Maamo Dahabo Gurxan Cilmi  oo dhowaan ku geeriyoodey Magaalada Arlington Texas USA waxeyna Ilaah uga baryayaan in uu Janaddii Fardowse geliyo. Waxeyna sigaar ah ugu tacsiyeynayaan Abdiraxim Xuseen [...]

July 28 2014 | Posted in Caalamka, News in English, Somaliya, Wararka | Read More »

!!! Ina lilaah Wa Ina Iaahu Raajacuun!!!.

!!! Ina lilaah Wa Ina Iaahu Raajacuun!!!.

  !!! Ina lilaah Wa Ina Iaahu Raajacuun!!!. Waxaa dhamaan Bahda Hiiraanlive iyo dadka hoos ku qoranba ay ka tacsiyeynayaan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid walaalkeen marxuum Nabadoon Maxamed Xuseen Muxumed (Irdoole) oo dhowaan ku geeriyoodey Magaalada Buulo Burte waxeyna Ilaah uga baryayaan in uu Janaddii Fardowse geliyo eheladii iyo dhamaanba qaraabadii uu ka [...]

July 25 2014 | Posted in Caalamka, News in English, Somaliya, Wararka | Read More »

!!! Inaa Lilaah Wa Ina Ilaahu raajacuun!!!

!!! Inaa Lilaah Wa Ina Ilaahu raajacuun!!!

  !!!Ina lilaah Wa Ina Iaahu Raajacuun!!!. Waxaa dhamaan Bahda Hiiraanlive iyo dadka hoos ku qoranba ay ka tacsiyeynayaan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid walaalkeen marxuum Col. Cabdi Faraax Cisman (Cabdi Calooley) oo dhowaan ku geeriyoodey Magaalada Muqdisho waxeyna Ilaah uga baryayaan in uu Janaddii Fardowse geliyo eheladii iyo dhamaanba qaraabadii uu ka tegeyna [...]

March 11 2014 | Posted in Caalamka, News in English, Somaliya, Wararka | Read More »

26 Falastiiniyiin ah oo laga sii daayay Xabsiyada Srael

26 Falastiiniyiin ah oo laga sii daayay Xabsiyada Srael

Muqdisho(Hl):Israel ayaa xalay sii deysay 26 maxaabiis Falastiiniyiin ah kuwaasoo qaarkood ku jiray xabsiyada Israel muddo ka badan 20 sano. Talaabadan ayaa waxay qeyb ka tahay heshiika uu Maraykanku gadhwadeenka ka yahay ee dib loogu soo nooleynayo wadahadalladii nabadda ee u dhaxeeyay Falastiin iyo Israel kuwaasoo istaagay saddex sanno ka hor. 26-ka maxbuus ee la [...]

October 30 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Xaflad ay Soomaalida Boston ku taageereeysay musharaxa duqa magaalda John Connolly‏

Xaflad ay Soomaalida Boston ku taageereeysay musharaxa duqa magaalda John Connolly‏

(HL)On Monday, 28 October 2013, 0:06, Abdirahman Mohamud <amohamud303@yahoo.com> wrote: xaflad ay si fiican u soo abaabuleen somalida ku dhaqan magalada Boston, ee gobalka Massachusetts. USA oo ay ku muujinayeen taageerida musharaxa duqa magaalada boston John Connolly ayaa ka dhacday habeenimadii axada oo tariikhdu ku adaneeyd 10/27/2013 magaalada Boston. Somalida isugu timid xafladan oo muujiyay [...]

October 29 2013 | Posted in Caalamka, Somaliya, Wararka | Read More »

Spain kama bad baadin Basaasida Mareeykanka

Spain kama bad baadin Basaasida Mareeykanka

Muqdisho(Hl):Warbaahinta dalka Spain ayaa sheegaysa in hay’ada amaanka Qaranka Mareeykanka, ay mudo bil ah ku dhagaysatay Taleefanada 60 Million qof, oo ku nool dalkaasi Spain, wararka ayaa sheegaya in faah faahinta arintaan oo sida la sheegay dhacday Bishii December  ee  Sanadkii tagay laga helay Macluumaad uu bixiyay ninka Baxsadka ahi Edward Snowden. Wafdi kasocda miwoga [...]

October 28 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Sirdoonka Mareeykanka oo Tan iyo 2002 dhagaysanayay Taleefanka Angelo Merkel

Sirdoonka Mareeykanka oo Tan iyo 2002 dhagaysanayay Taleefanka Angelo Merkel

Muqdisho(Hl):Wargeys laga leeyahay dalka Jarmalka, ayaa daabacay eedeymo cusub oo ku saabsan Basaasida Mareeykanka uu Basaasay hogaamiyaha Jarmalka Angelo Merkel. Wargeyska oo soo xiganaya Ducuments sir ah, ayaa waxa uu sheegay in suurta gal ay tahay in Taleefanada Angelo Merkel  la dhagaysanayay tan iyo Sanadkii 2002, islamarkasna ay wali kusii jirtay dadka ay hay’ada amniga [...]

October 27 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Mareykanka oo Kenya uga digay ineey Xirto Wariyayaal muuqaalo kasoo duubay Weerarkii Westgate

Mareykanka oo Kenya uga digay ineey Xirto Wariyayaal muuqaalo kasoo duubay Weerarkii Westgate

Muqdisho(Hl):Doowlada Mareeykanka ayaa Jawaab kulul ka bixisay Tallaabada ay doowlada Kenya ku dooneyso ineey Su’aalo ku weydiiso wariyayaal wax ka qoray sida uu u dhacay weerarkii Westgate. Sarkaal ka tirsan wasaarada arimaha dibada ee Mareeykanka, ayaa sheegtay in doowlada Kenya looga baahanyahay ineey dhowrto xuriyatul qowlka iyo Saxaafada. Booliska Kenya, ayaa todobaadkaan dalbaday in 2 [...]

October 25 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Rabshado Xalay ka dhacay Masaajid ku yaala Mombasa

Rabshado Xalay ka dhacay Masaajid ku yaala Mombasa

Muqdisho(Hl):Rabshado ayaa xalay ka dhacay Masaajid ku yaala magaalada Mombasa, kadib markii maamulka Masaajidka iyo dhalinyaro ku taxneyd Masaajidka ay isku maandhaafeen Muxaadaro uu maamulka joojiyay in Masaajidkaas laga jeediyo. Masaajidkaan oo lagu magacaabo “Masjid Muusa”, ayaa ah Masaajid ay Muxaadarooyin ka jeedin jireen wadaado ay kamid yihiin Shiikh Cabuud Roogo & Shiikh Ibraahim Roogo, [...]

October 25 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Mareeykanka oo joojiyay Kaalmadi Milatari ee uu siin jiray Masar

Mareeykanka oo joojiyay Kaalmadi Milatari ee uu siin jiray Masar

Muqdisho(Hl):Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu joojiyay qayb kamid ah Kaalmadi Milatari ee uu siin jiray Ciidamada Milatariga Masar, taasoo sanadkiiba gaari jirtay $1.3bn oo u dhiganta(£810m). War kazoo baxay wasaarada arimaha dibada Mareeykanka, ayaa lagu sheegay in si KMG ah loo hakiyay qayb kamid ah kaalmada Milatari iyo Lacag sanad walbo lasiin jiray doowlada Masar. [...]

October 10 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Ganacsatadii Suuqa Westgate oo Sheegay In Hantidooda La Dhacay

Ganacsatadii Suuqa Westgate oo Sheegay In Hantidooda La Dhacay

Muqdisho(Hl):Iyadoo xildhibaano ka mid ah baarlamaanka Kenya ay maanta booqanayaan xaruntii Suuqa Westgate ee magaalada Nairobi ayaa dadkii ganacsiyada ku lahaa suuqa waxay sheegeen in la boobay hantidooda. Dadka dukaamada, maqaayadaha iyo xafiisyada ku lahaa suuqa ayaa maanta isugu yimid bannaanka xarunta Westgate iyagoo ku cawday in dhammaan wixii agab, lacag iyo qalab kale ee [...]

October 1 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Uhuru: Waan Soo Afjarnay Howlgalkii Westgate

Uhuru: Waan Soo Afjarnay Howlgalkii Westgate

Muqdisho(Hl):Madaxweynaha oo televishanka kala hadlayey shacabka ayaa sheegey in shan ka mid ah dadkii weerarka geystey la diley, isla markaana 11 qof oo lagu xiriirinayo weerarka dhacay in gacanta dowladda ay ku jiraan. Waxaa uu sheegey in Kenya ay ceebeysey isla markaana ay jebisey kooxda weerarka soo qaaddey, hase yeeshee waxaa uu qirey in khasaaraha [...]

September 24 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Warbaahinta caalamka qaar oo baahiyey in la xoreeyey Westgate & Wariye beeniyey

Warbaahinta caalamka qaar oo baahiyey in la xoreeyey Westgate & Wariye beeniyey

Muqdisho(Hl):Qaar ka mid ah warbaahinta Caalamka ayaa waxay sheegayaan in lasoo afjaray howlgalkii maalintii afaraad qaatay ee ka socda Magaalada Nairobi gaar ahaan suuqa ganacsi ee Westgate Mall oo kooxo hubeysan ay kusugan yihiin. Warbaahin ay ka mid yihiin The Guardian oo kasoo baxda Ingiriiska ayaa baahisay in lasoo gaba-gabeeyey kooxihii xoogga ku qabsaday Daarta [...]

September 24 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Dagaal hadda ka socda gudaha Westgate,Ciidamada Kenya iyo kuwa Ingiriiska oo iskaabaya

Dagaal hadda ka socda gudaha Westgate,Ciidamada Kenya iyo kuwa Ingiriiska oo iskaabaya

Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya magaalada Nairobi ayaa waxay ku warmayaan in dagaal xoogan hadda uu ka socdo gudaha Daarta ganacsi ee Westgate Mall oo Afar maalmood kooxo hubeysan kusugan. Ciidamo katirsan kuwa Ingiriiska ayaa la sheegay inay caawinayaan kaliya Askarta Kenyaanka ah ee dagaalka hadda kula jira kooxaha Hubeysan ee gacanta ku haya [...]

September 24 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Golaha Culimada Kenya oo Ka Hadlay Weerarka Westgate

Golaha Culimada Kenya oo Ka Hadlay Weerarka Westgate

Golaha culimada Muslimiinta Kenya ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka ka socda xarunta Westgate ee magaalada Nairobi halkaasoo kooxda Al Shabaab ay sheegteen. War saxaafadeed ay soo saareen golaha culimada Muslimiinta Kenya ayay ku sheegeen inay si kulul u cambaareynayaan weerarkan oo ku tilmaameen mid naxariis darro ah kana fog Islaamka. Golaha waxay ugu baaqeen [...]

September 23 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Magacyada & dhalashada ragga weeraray West-gate

Magacyada & dhalashada ragga weeraray West-gate

Muqdisho(Hl):Xarakada Al-shabaab ayaa barteeda Twitter-ka ee ay dib u sameysatay markii laga xiray bartoodii seddexaad soo dhigay magacyada sagaal ruux oo ay sheegeen inay yihiin xoogagga ka qeyb qaadanaya howlgalka maalintii labaad shalay ka socday suuqa ganacsiga ee Westgate ee magaalada Nairobi, halkaas oo ay ku dhinteen dad ka badan 70-ruux, halka dhaawacuna uu kor [...]

September 23 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Statement of H.E. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia Woodrow Wilson Center Speech Washington DC, 20 September 2013

Statement of H.E. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia Woodrow Wilson Center Speech Washington DC, 20 September 2013

Honourable Keith Ellison, Congressman, Minnesota’s 5th Congressional District Jane Harman, Director, President and CEO, Woodrow Wilson Center Distinguished participants, Ladies and Gentlemen, I am pleased to present my appreciation to the Wilson Center for this invitation to discuss “Somalia one year on”. After all, it was Woodrow Wilson who once famously said: “it is just [...]

September 21 2013 | Posted in Caalamka, News in English, Wararka | Read More »

President’s Working Visit to the US

President’s Working Visit to the US

Washington DC, USA (HL) 20.09.2013 The president of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud currently in a working visit to USA met with the Secretary of State John Kerry, Secretary of Defense Chuck Hagel, National Security Adviser Susan Rice,and several congressmen led by Hon. Keith Ellision of Minnesota The meetings took place at [...]

September 21 2013 | Posted in Caalamka, News in English, Wararka | Read More »

Sh.A.C.Samad:Muqdisho kama jirto cabso doowladeed ee Cabsi Shabaab ayaa ka jirta

Sh.A.C.Samad:Muqdisho kama jirto cabso doowladeed ee Cabsi Shabaab ayaa ka jirta

Muqdisho(Hl)::Sheekh Axmed C/samad oo ka mid ah culummada ka qaybgalaya shirka looga xag-jirnimada ee Muqdisho ka socda ayaa sheegay in sababta loogu tukan la’yahay masaajidda Muqdisho ay tahay cabsi laga qabo Al-shabaab. Wadaadkan ayaa xusay in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay inay wax ka qabato xubnaha Al-shababa ee ammaanka qalqalka ku haya, isagoo intasa ku [...]

September 10 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Response of Somali Federal Government response to MSF Ceasing Operations in Somalia

Response of Somali Federal Government response to MSF Ceasing Operations in Somalia

Mogadishu: (HL)The Federal Government of Somalia is deeply saddened by the decision of Médecins Sans Frontières (MSF) to withdraw its operations from Somalia. Federal Government of Somalia recognizes the invaluable contribution MSF has had on Somali territories during the darkest periods of its history. Their hard work, commitment and perseverance resulted of many lives being [...]

August 15 2013 | Posted in Caalamka, News in English, Somaliya, Wararka | Read More »

Dawladdu waxay magacawday guddi baara shilkii diyaarada ee ka dhacay garoonka Muqdisho‏

Dawladdu waxay magacawday guddi baara shilkii diyaarada ee ka dhacay garoonka Muqdisho‏

Dawladdu waxay magacawday guddi baara shilkii diyaarada ee ka dhacay garoonka Muqdisho August 9, 2013, Muqdisho… Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay xaqiijinaysaa in  garoonka diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cabdulle, Muqdisho ay ku gubatay diyaarad xamuul ah.  Ilaa iyo hadda xogta hor-u-dhaca ahi waxay tilmaamaysaa in dhacdadani tahay shil cilad farsame awgeed (technical fault). Haddaba, [...]

August 9 2013 | Posted in Caalamka, Somaliya, Wararka | Read More »

Ciid Mubaarak!Ciid Mubaarak!Ciid Mubaarak!

Ciid Mubaarak!Ciid Mubaarak!Ciid Mubaarak!

Bahda Hiiraanlive ayaa waxey tahniyad ku saabsan Ciidul Fidriga hawadda u soo marinayaa guud ahaan Umadda Muslimiinta ah, Gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Waxeyna leeyahiin Ciidaan ciideeda ku gaara Bash Bash iyo Barwaaqo. Waxeyna Allaha awooda leh ka baryayaan in uu wadankeena nabad ku soo dabaalo. Amiin Amiin. Hiiraanlive Nairobi news [...]

August 7 2013 | Posted in Caalamka, News in English, Somaliya, Wararka | Read More »

Fire breaks out at Jomo Kenyatta International Airport

Fire breaks out at Jomo Kenyatta International Airport

  Nairobi(HL)A ravaging fire broke out shortly after 5 am at the Jomo Kenyatta International Airport (JKIA), this morning.   The fire has reportedly been contained and the airport closed indefinitely. Kenya Airports Authority stated no injuries or fatalities have been reported as yet. While the cause of the fire remains unknown, major services have [...]

August 7 2013 | Posted in Caalamka, News in English, Wararka | Read More »

Somalia signs Oil & Gas Seismic Agreement

Somalia signs Oil & Gas Seismic Agreement

Ministry of National Resources Federal Republic of Somalia Somalia signs Oil & Gas Seismic Agreement Muqdisho (HL) 6th August 2013 The Minister of National Resources, on behalf of the Federal Republic of Somalia, announced that the Government has today signed an Agreement with Soma Oil and Gas Exploration Ltd, www.somaoilandgas.com  a United Kingdom company.   [...]

August 6 2013 | Posted in Caalamka, News in English, Somaliya, Wararka | Read More »

Heshiis dhexmaray Dawladda iyo Sharikad Sahminaysa Shidaal

Heshiis dhexmaray Dawladda iyo Sharikad Sahminaysa Shidaal

Muqdisho (HL) 6th August 2013 Wasaaradda Khayraadka ee Dawladda Federalka Soomaaliya waxaa ay ku dhawaaqday maanta in ay heshiis la gashay sharikadda lagu magacaabo Soma Oil and Gas Exploration ltd, www.somaoilandgas.com oo fadhigeedu yahay dalka Britain.   Heshiiska waxaa uu u ogalaanayaa Sharikaddan in ay ka sahmiso Soomaaliya in Saliidi ku jirto , soona ururiso [...]

August 6 2013 | Posted in Caalamka, Somaliya, Wararka | Read More »

Sirdoonka Mareeykanka oo lagu eedeeyay Dilkii wadaadka reer Kenya Cabuud Roogo

Sirdoonka Mareeykanka oo lagu eedeeyay Dilkii wadaadka reer Kenya Cabuud Roogo

Muqdisho(Hl):Sheikh Cabuud Roogo Maxamed ayaa la sheegay inay dileen sirdoonka dalka Mareykanka, marka loo eego war ay soo saareen kooxda dabagalka Qaramada Midoobay ee cunuqabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea. Sida lagu daabacay wargeyska The Star oo kasoo baxa dalka Kenya Hogaamiyahaan oo hogaaminayay ururka dhalinyarada islaamka ee dalka Kenya ayaa lagu dilay magaalada Mombasa [...]

July 22 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Uhuro oo Afur Usameeyay Muslimiinta Kenya

Uhuro oo Afur Usameeyay Muslimiinta Kenya

Muqdisho(Hl):Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa caawa Afur u sameeyey madaxda muslimiinta dalka Kenya. Munaasabada Afurka ayaa lagu soo beegay xili ay sii dhamaaneyso 10ka maalmood ee hore ee bisha Barakeysan ee Ramadaanka. Madaxweynaha Kenya ayaa kulankan muslimiinta kala hadlay arrimo badan oo kamid ah xaalada amaanka ee dalka Kenya iyo balan qaadyadii hore ee [...]

July 21 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Ethiopia oo ballan qaaday ineey sii wadeyso Taageerada Soomaaliya

Ethiopia oo ballan qaaday ineey sii wadeyso Taageerada Soomaaliya

Muqdisho(Hl):Ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Dessalegn ayaa ku dhawaaqay in dowladiisa ay taageero buuxda oo dhanka amaanka ah ay siineyso dowlada Soomaaliya, isagoo sheegay inay ka shaqeyn doonaan amaanka iyo kala dalbeynta dalka Soomaaliya. Kadib kulan ay wada qaateen wasiirka gaashaandhiga iyo ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia ayuu ka sheegay ra’iisul wasaare Hailemariam Dessalegn in dowladiisa [...]

July 21 2013 | Posted in Caalamka, News in English | Read More »

Milatariga Masar oo Xilka Ka Xayuubiyay M/weyne Morsi

Milatariga Masar oo Xilka Ka Xayuubiyay M/weyne Morsi

Muqdisho(Hl):Militariga dalka Masar ayaa xilkii ka tuuray madaxweynihii sida dimoqraadiga ah loo soo doortay, Maxamed Mursi. Ciidanka ayaa magacaabay madaxweyne KMG ah, ka dib dibadbaxyo waaweyn oo dalkaas ka socday maalmihii la soo dhaafay. Hadal uu telefishanka ka sii daayey Arbacadii ayaa sarkaalka ugu sareeya ciidanka Masar Abdul Fatah Khalil Al-Sisi uu ku sheegay in [...]

July 4 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

QM oo an Canbaareyn xil ka qaadista M/weyne Morsi

QM oo an Canbaareyn xil ka qaadista M/weyne Morsi

Muqdisho(Hl):Xoghayaha guud ee QM Baan Kii Moon ayaa shacabka reer masar iyo madaxdoodaba ugu baaqay ineey xasilooni muujiyaan islamarkaasna la ilaaliyo xuquuqda aas aasiga ah ee shacabka, sida xuriyada hadalka iyo xuriyada isku soo baxa dadka kadib markii ay Milatariga dalkaas xilki ka xayuubiyeen madaxweynaha sida dimoqraadiga lagu soo doortay ee Maxamed Morsi. Mr Baan [...]

July 4 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Obama oo Gaaray Senegal

Obama oo Gaaray Senegal

Muqdisho(Hl):Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa waxa uu gaaray dalka ee ku yaalla galbeedka Africa, halkaas oo ay  uga billaabaneyso socdaal muddo 7-aad ah qaadan doono oo uu ku imaanayo qaarada Afrika. Booqashada Obama ayaa lagu sheegay mid lagu xoojinaayo xiriirka Maraykanka iyo qaaradda iyo in la hormariyo dhaqaalaha iyo la sii xoojiyo hannaanka dimuquraadiyada. Madaxweyne [...]

June 27 2013 | Posted in Caalamka, Somaliya | Read More »

Golaha Wasiiradda ayaa shirkoodii maanta ku ansixiyey magacaabist safiiro cusub

Golaha Wasiiradda ayaa shirkoodii maanta ku ansixiyey magacaabist safiiro cusub

Muqdisho(Hl):Muqdisho, June, 20, 2013… Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa,uuna shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare mudane Cabdi faarax Shirdoon (Saacid) ayaa meelmariyey magcaabista 5 safiir oo cusub. Raiisul Wasaaraha ayaa magcaabista safiirada ku tilmaamay in ay ka mid tahay qorshaha xukuumaddiisa ee xoojinta xiriirka diblumaasiyadeed ee Soomaaliya la leedahay caalamka. [...]

June 20 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Ciidamada Booliska Turkiga oo Xoog ku kala Eryay Dibad-baxayaashii Taksimf89

Ciidamada Booliska Turkiga oo Xoog ku kala Eryay Dibad-baxayaashii Taksimf89

Muqdisho(Hl):Boqolaal ka tirsan booliiska rabshadaha ka hortaga ee dalka Turkey, ayaa Talaadadan maanta ah gudaha u gulay fagaaraha Taksim ee magaalada Istanbul, iyagoo gaaska dadka ka ilmeysiiya iyo biyo ku kala eryey koox yar oo dhigeysay dibadbax ka dhan ah dowladda. Dibadbaxayaasha qaarkood ayaa dhagxaan iyo walxaha qarxa ku tuuray ciidanka booliiska, iyagoo iska dhegotiray [...]

June 11 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Sam Houston high school graduation for the Class off 2013

Sam Houston high school graduation for the Class off 2013

(HL) Arlington Sabti June 8, 2013 ayaa waxaa College Park, UTA lagu qabtey xaflad balaaran oo qalin jebin ah oo ay ardey farabadan oo Soomaaliyeed ay ka qalin jebiyeen Dugsiga Sare ee Sam Houston. Sanadadan danbe ayaa waxaa soo kordhaayey tiradda ardadda Soomaaliyeed ee ilaa heer jaamacadeed ka qalin jebinaayey. Taasna waxaa mudnaanteeda koowaad leh [...]

June 11 2013 | Posted in Caalamka, News in English, Wararka | Read More »

Weeraro Cawada ka dhacay Dalka Kenya

Weeraro Cawada ka dhacay Dalka Kenya

Muqdisho(Hl):Wararka naga soo garaya dalka Kenya ayaa ku waramaya in 9 qof ay dhaawacmeen tiro intaas kabadana ay dhaawacmeen kadib weeraro is xig xigay oo caawa ka kala dhacay magaalooyinka Mombasa iyo Nairobi. Weerarka koowaad aya ka dhacay Kaniisad ku taala Mombasa oo lagu magacaabo (Likoni) waxaana goob joogayaal ay sheegayaan in rag watay Mooto [...]

June 9 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

27 qof oo ku dhimatay dagaalokasoo cusboonaday dalka Libya

27 qof oo ku dhimatay dagaalokasoo cusboonaday dalka Libya

Muqdisho(Hl):Ugu yaraan 27 qof ayaa dhimatay kadib markii dibad baxyo ka dhacayay mid kamid ah xafiisyada Maleeshiyo beeleedyo ay ku lahaayeen magaalada Banghazi uu isku badalay gacan kahadal. Iska hor’imaadyadaan ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay dad gaaraya 58 qof. Dadka banaan-baxayay ayaa dalbanayay in la xadeeyo kooxaha Maleeshiyo beeleedyada ah ee aan ka amar [...]

June 9 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Kenya oo Sheegtay ineeysan U Dulqaadan Doonin Dhibaatooyinka Al-shabaab

Kenya oo Sheegtay ineeysan U Dulqaadan Doonin Dhibaatooyinka Al-shabaab

Muqdisho(Hl):Doowlada wadanka Kenya ayaa sheegtay ineeysan u dulqaadan doonin faragalinta Al-shabab ay ku hayso amaanka dalkeeda. Wasiirka Gaashaandhiga dalka Kenya, ayaa sheegay in Kenya ay diyaar u tahay ineey ka difaacdo cid kasta oo kusoo gardaroota amaanka dalkaas, oo ay kamid yihiin Xarakada Al-shabaab. Wasiirada Gaashaandhiga Kenya, ayaa sheegtay, in Milatariga Kenya ay si dhow [...]

May 30 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Dhaqtar British ah oo lagu dilay dalka Syria

Dhaqtar British ah oo lagu dilay dalka Syria

Muqdisho(Waasan Media):Dhaqtar u dhashay dalka Ingiriiska ayaa ku dhintay dalka Syria,kadib markii uu madfac kusoo dhacay Isbitaalkii uu ka shaqaynayay. Dhaqtarkaan oo lagu magacaabo Ciisa C/raxmaan, ayaa dhintay kadib markii uu madfac kusoo dhacay Isbitaal uu ka howlgalayay oo ku yaal magaalada Idlib. Dhaqtarkaan u dhashay dalka Ingiriiska,ayaa mudadii ay dagaalada kasocdeen dalka Syria ahaay [...]

May 28 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Mareeykanka oo qiray in diyaaradaha Droneska ay dileen 4 qof oo Mereeykan ah

Mareeykanka oo qiray in diyaaradaha Droneska ay dileen 4 qof oo Mereeykan ah

Muqdisho(Hl):Wasaarada cadaalada dalka Mareeykanka, ayaa qiratay in diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Droneska ay dileen 4 qof oo haysta dhalashada dalka Mareeykanka, dilalkaasoo ka dhacay dalalka Yeman, Pakistan laga soo bilaabos anadkii 2009. Shaacinta rasmiga ah ayaa timid iyadoo shalay xeer ilaaliyaha Guud ee Mareeykanka, uu warqad u qoray hogaamiyaasha Congrees-ka, warqadaan ayaa kusoo beegantay [...]

May 23 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Wasiirkuxeenka Howlaha Guud, Dekadaha, iyo Tamarta Soomaaliya oo si weyn loogu soo dhaweeyey Minneapolis Minnesota

Wasiirkuxeenka Howlaha Guud, Dekadaha, iyo Tamarta Soomaaliya oo si weyn loogu soo dhaweeyey Minneapolis Minnesota

Jimce 10, 2013 (HL) Waxaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee degan Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ay si weyn oo farxad iyo reynreyn ku jirto u soo dhoweeyeen  Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Howlaha Guud, Dekadeha, iyo Tamarta Soomaaliya  Xildhibaan Engineer Nadifo Muhumed Osman oo ka mid ah dadka reer Minnesota ee ku jira dowladda Soomaaliya. [...]

May 11 2013 | Posted in Caalamka, Somaliya, Wararka | Read More »

Muxuu yahay Buuga uu gacanta Bidix ku wato Obama?

Muxuu yahay Buuga uu gacanta Bidix ku wato Obama?

Muqdisho(Hl):Mid kamid ah Wariyayaasha jariirada New York Times “Mikel Molnar” ayaa soo bandhigay sawir u muuqday mid meel fog laga qaaday, kaasoo muujinaya madaxweyne Obama oo gacanta bixid ku haysta Buug dood ka dhax dhaliyay shacabka Mareeykanka. Ciwaanka buugaan ayaa ah “dhamaadka Mareeykanka kadib” Buugaan ayaa qeexaya in Mareeykanka uu mardhow bur buri doono Siyaasad [...]

April 28 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Mid Kamid Ah Eedeeysanayaashii Boston Marathon Oo Gacanta Lagu Dhigay

Mid Kamid Ah Eedeeysanayaashii Boston Marathon Oo Gacanta Lagu Dhigay

Muqdisho(Hl):Booliska ayaa nolol kusoo qabtay wiilkii 2aad ee looga shakisnaa inuu ku lug lahaa qaraxyadii Isniintii ka dhacay magaalada Boston, kadib ku dhawaad 24 saacadood, oo ay ka baadi goobayeen agagaaraha magaalada Boston. Booliska ayaa ka soo qabtay Dzhokhar Tsarnev, oo 19 jir ah, isagoo ku dhex dhuumanaya doon taalay deyr guri ku yaala magaalada [...]

April 20 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Mid kamid ah eedeeysanayaasha qaraxyadii Boston Marathon oo la dilay

Mid kamid ah eedeeysanayaasha qaraxyadii Boston Marathon oo la dilay

Muqdisho(Hl):Booliska magaalada Boston ayaa xooga saaraya raadinta mid kamid ah labadii nine e lagu tuhunsanaa, qaraxyadii ka dhacay Orodkii Boston. Booliska magaalada Boston ee gobolka Massachusetts, ayaa dilay mid kamid ah eedeeysanayaashaas, kadib markii ay rasaas is weeydaarsadeen. Warbaahinta Mareykanka ayaa baahineysa labada nin ee laga shakisan yahay inay yihiin walaalo ka soo jeeda Chechnya. [...]

April 19 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Deg Deg:Qaraxyo Cawada Ruxay magaalada Boston ee wadanka Mareeykanka

Deg Deg:Qaraxyo Cawada Ruxay magaalada Boston ee wadanka Mareeykanka

Muqdisho(Hl):War goordhow naga soo gaaray magaalada Boston, ee dalka Mareeykanka ayaa sheegaya in laba qarax oo waaweyn ay ruxeen meel uu ka dhacayay tartanka Orodka, waxaana la sheegayaa in khasaaro dhimasho iyo dhaawacba uu jiro. Sawiro iyo muuqaalo Video ah,oo ay warbaahinta dalka Mareeykanka kasoo gudbinayaan Boston, gaar ahaan halka qaraxyada ka dhaceen, ayaa muujinaya [...]

April 15 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Diyaaradaha Drones-ka Mareeykanka Oo Yeman Ku Dilay Sarkaal Ka Tirsan Al-qacida

Diyaaradaha Drones-ka Mareeykanka Oo Yeman Ku Dilay Sarkaal Ka Tirsan Al-qacida

Muqdisho(Hl):Ilowareed katirsan dagaalyahanada Al-qacida ee ka dagaalama dalka Yeman, ayaa wakaalada wararka ee AFP u xaqiijiyay in mid kamid ah diyaaradaha Drones-ka Mareeykanka ay dileen hogaamiye saroo katirsan Al-qaacidada Jaziiratul Carab, weerarkan ayaa ka dhacay gobolka Shibwa ee koofurta dalkaas. Ilowareedkan ayaa sheegay in sarkaalkan ladilay lagu magacaabi jiray “Caadil Al-cabaab”, waxa uu sheegay in [...]

February 13 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Duufaano Ku Dhuftay Mareeykanka {Sawiro}

Duufaano Ku Dhuftay Mareeykanka {Sawiro}

New York(Hl):Gobolada Waqooyi Bari Mareykanka oo ay ku jiraan magaalooyinka New York iyo Boston, ayaa waxaa saameeyay duufaano baraf wata oo ku dhuftay gobolka. Dabeylo xoogga oo ku socda xawaare ka badan 100 KM saacadii ayaa xalay ka jiray Waqooyi Bari Mareykanka, iyadoo qolyaha saadaasha hawadana ay sheegayaan in Baraf baaxadiisa lagu qiyaasay 60 centimeters [...]

February 9 2013 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Madaxweyne Obama oo Term 2-aad Loo Doortay

Madaxweyne Obama oo Term 2-aad Loo Doortay

                        Arbaco, November 06, 2012 (HL) – Madaxweynaha Mareykanka, Barrack Obama, ayaa mar kale dib loogu doortay inuu hogaamiyo wadanka kadib markii uu ka adkaaday musharraxa jamhuuriga, Mitt Romney. Tirinta codadka oo wali socota hada ayaa waxa uu Obama ka helay 284 electoral college [...]

November 7 2012 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »

Dwyne Wade oo $210 ku ku tabarucay dhibanayaashii Sandy

Dwyne Wade oo $210 ku ku tabarucay dhibanayaashii Sandy

          Jimce, November 2, 2012 (HL) – Xidiga kubada baaskit-ka ee Miami Heat, Dwyne Wade, ayaa maantay u balan qaaday dadweynaha New York ee ay dhibaatadu kasoo gaartay duufaantii Sandy inuu tabarrucaad ahaan u siin doono dhamaan mushaharkiisa cayaarta uu caawa ku cayaari doono New York. D. Wade ayaa waxa uu [...]

November 3 2012 | Posted in Caalamka, Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

Duufaantii Sandy oo Koronto La’aan Baday 8.2 Million oo Dad ah

Duufaantii Sandy oo Koronto La’aan Baday 8.2 Million oo Dad ah

Talaado, Ocotber 30, 2012 (HL) – Duufaanta loogu magac daray Sandy ayaa galaafatay nafta ku dhowaad 40 ruux oo ku nool gacanka bari ee isu taga gobolada midoobay ee Mareykanka iyada oo koronto la’aan badey dad ay tiradooda kor u dhaafayso 8 million (tirada lagu qiyaaso Soomaalida). Duufaantan oo ay horey ugu soo dhinteen in [...]

October 31 2012 | Posted in Caalamka, Wararka | Read More »