HOME   |   ABOUT US   |   ADVERTISE WITH US   |   CONTACT US   |   FORUM
Home » Maqaallo You are browsing entries filed in “Maqaallo”

Man City oo qaaday horyaalka 44 sano kadib

Man City oo qaaday horyaalka 44 sano kadib

Axad, May 13, 2012 (HL) – Kooxda kubada cagta Manchester City ayaa markii ugu horeysay mudo hada laga joogo 44 sanadood qaaday horyaalka wadanka Ingiriiska kadib cayaar qayrul caadi ah oo ka dhacday garoonka magaalada Manchester ee hoyga u ah kooxdooda. Horyaalka sanadkan oo ahaa mid aad uga duwan horyaaladii hore ayaa ugu dambeyntii lagu [...]

May 13 2012 | Posted in Cayaaro, Koox, Maqaallo, Wararka | Read More »

3 kamid ah Degmooyin Cusub oo uu Madaxweyne Shariif u magacaabay Gobolka Hiiraan: Buurweyn, Fiidow iyo Yucubka

3 kamid ah Degmooyin Cusub oo uu Madaxweyne Shariif u magacaabay Gobolka Hiiraan: Buurweyn, Fiidow iyo Yucubka

Muqdisho (HL) Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif Sh. Axmed ayaa dhowaan magacaabay 9 Degmo oo ka tirsan Gobolka Hiiraan. hadaba 3 ka mid ah Degmooyinkaas Cusub oo Hiiraanlive lasoo gaarsiiyey ayaa kala ah: Buurweyn, Fiidow iyo Yucubka. Degmooyinka kale ee loomagaacabay Gobolka Hiiraan oo lafilayo inuu noqdo 2 Gobol oo kala madax banaan ayaa waxaa ka mid [...]

April 29 2012 | Posted in Maqaallo, News in English, Somaliya, Wararka | Read More »

Dadaalada Wasiiru Doowalaha XFKMG ah ee Horumarinta G/Hiiraan iyo Fekerka Balaarinta Gobalka Hiiraan

Dadaalada Wasiiru Doowalaha XFKMG ah ee Horumarinta G/Hiiraan iyo Fekerka Balaarinta Gobalka Hiiraan

Tan iyo xukuumadihii soo maray dalka, waxay mid kastaahi laheyd arrimo gaar ah oo lagu xasuusto, sidoo kale dhamaan siyaasiyiinta soomaaliyeed ee ka tirsanaa nidaamyadaa soo maray dalka, hadey ahaan lahaayeen Xildhibaano ama Wasiiro. si kastaba ha ahaatee, dhamaan siyaasiyiintii ku abtirsanayey gobalka hiiraan ayaa waxay wadeen dadaalo xoog badan oo ku aadanaa sidii loo [...]

April 29 2012 | Posted in Maqaallo, News in English, Somaliya, Wararka | Read More »

R. Hormuud oo wareysatay Eng. Abdi Ashur

R. Hormuud oo wareysatay Eng. Abdi Ashur

Halkan riix si aad u dhageysato Wareysiga Engineerka. Cashuur_warysigii

February 11 2012 | Posted in Maqaallo, Somaliya, Wararka | Read More »

Masha-Allah Faisal Aden Oscar Robertson National Player of the Week

Masha-Allah Faisal Aden Oscar Robertson National Player of the Week

 Jan. 24, 2012 According to AP Faisal Aden averaged 28.5 points per game last week ST. LOUIS (HL) – The U.S. Basketball Writers Association (USBWA) has selected Washington State guard Faisal Adenas its Oscar Robertson National Player of the Week for games ending the week of Sunday, Jan. 22. The USBWA’s weekly honor is presented [...]

January 26 2012 | Posted in Cayaaro, Maqaallo, News in English, Somaliya, Wararka | Read More »

Dowlada Qatar oo Maalgashiga dhinaca Beeraha u soo Jeesatey!

Dowlada Qatar oo Maalgashiga dhinaca Beeraha u soo Jeesatey!

 DUBAI: (Hiiraanlive) Dowladan yar ee qaniga ku ah saliida ayaa ah dowlad ay biyaha ku yar yihiin sida dowladaha  kale ee Khaliijka. Haddaba ayada oo ay taasi jirto ayey waxey ku hamineysaa in ay gaarto isku filnaansho xagga cuntadda ah. Ayadoo taas ka anba qaadeysana, waxey maalgashi dhinaca beeraha ah ku sameysatey  Sudan iyo Australia, [...]

January 9 2012 | Posted in Caalamka, Maqaallo, Somaliya, Wararka | Read More »

Kulanka Golaha Guurtida Maamul Gobaleedka Hiran and Midland State ee Nairobi

Kulanka Golaha Guurtida Maamul Gobaleedka Hiran and Midland State ee Nairobi

(Nairobi. 12/12/2011.) Ajandaha Kulanka: Taageeridda  Shirka Maamul Gobaleedyada Bartamaha iyo Konfurta dhaxe ee Soomaaliya uga furmay magaalo Madaxdda Maamulka Ximan iyo Xeeb ee Cadaado. Kala xog qaadasho ku aadan xaaladda uu haatan dalka marayo, iyo warbixin guud oo laga dhageeysanayo Prof. Maxamed Cali Ibraahim oo ah Gudoomiyaha  Daladda Maamul Gobaleedyada Bartamaha iyo Konnfurta dhaxe ee [...]

December 15 2011 | Posted in Maqaallo, News in English, Wararka | Read More »

Shir Looga Hadlayay Fidinta Diinta Islaamka Oo Ka Furmay Turkiga (Muuqaal)

Shir Looga Hadlayay Fidinta Diinta Islaamka Oo Ka Furmay Turkiga (Muuqaal)

Istambuul:(HL) Shir looga hadlayo fidinta diinta Islaamka ayna ka qeybgaleen in ka badan 40 Dowladood oo Muslim ah ayaa maanta ka furmay magaalada Istambuul ee dalka Turkiga. Kulankan oo ay soo qabanqaabisay dowladda Turkiga islamarkaana ay ka qeybgaleen in ka badan 40 dowladood oo Muslim ah ayaa waxaa Soomaaliya uga qeybgalayay wafdi uu hoggaaminayo wasiirka [...]

November 21 2011 | Posted in Caalamka, Islaam, Maqaallo, Wararka | Read More »

Baraarujin & Talo ku socota Bulsho-Weynta Reer-Hiiraan (Qeybta 3-aad)

Baraarujin & Talo ku socota Bulsho-Weynta Reer-Hiiraan (Qeybta 3-aad)

FG: Qoraaga Maqaalkan waa Qoraa Soomaaliyeed oo madax banaan, badanaana wax ka qora Arimaha Bulshada iyo Siyaasadda (Political and Social Affairs Analyst). Arimaha Siyaasada: Wax walbaba waxa kale kadarane, waaba meesha aan ugu sii liidano. Waxaan noqonay dad aan dalkiba waxba ku laheyn oo aan taladii dalka waxba laga weydiineynin. Maxaa yeelay markii la dhahay [...]

October 5 2011 | Posted in Maqaallo, News in English, Somaliya, Wararka | Read More »

Baraarujin & Talo ku socota Bulsho-Weynta Reer-Hiiraan (Qeybta 2-aad)

Baraarujin & Talo ku socota Bulsho-Weynta Reer-Hiiraan (Qeybta 2-aad)

FG: Qoraaga Maqaalkan waa Qoraa Soomaaliyeed oo madax banaan, badanaana wax ka qora Arimaha Bulshada iyo Siyaasadda (Political and Social Affairs Analyst). Arimaha Bulshada: Walaalayaal waxaan aaminsanahay in Gobolkeenii weynaa ee Hiiraan uu yahay Maanta Gobolka ama mid ka mid ah Gobollada ugu liita (hooseeya) Wadanka Soomaaliya marka laga eego dhan walba: Xag Horumar, Xag [...]

October 3 2011 | Posted in Maqaallo, News in English, Somaliya, Wararka | Read More »

Baraarujin & Talo ku socota Bulsho-Weynta Reer-Hiiraan (Qeybta 1-aad)

Baraarujin & Talo ku socota Bulsho-Weynta Reer-Hiiraan (Qeybta 1-aad)

FG: Qoraaga Maqaalkan waa Qoraa Soomaaliyeed oo madax banaan, badanaana wax ka qora Arimaha Bulshada iyo Siyaasadda (Political and Social Affairs Analyst). Intaanan guda galin Biyo dhaca iyo Dulucda Qormadeyda, waxaan jeclahay inaan ku furfurto oo aan si kooban uga hadlo Taariikhda Gobolka Hiiraan iyo Dadkiisa. Taariikhda Gobolka & Bulshada Hiiraan: Sida la wada og [...]

October 2 2011 | Posted in Maqaallo, News in English, Somaliya, Wararka | Read More »

Abaarta waalaga Bixi Doonaa (Maqaal Xiiso Badan)

Abaarta waalaga Bixi Doonaa (Maqaal Xiiso Badan)

Cape Town (HL) Allaah ayaa ku mahadsan Xaalad walba oo aan ku jirno, waayo asagaa waxa aan heysano iyo waxa aan weynaba markii hore na siiyay anagoon jirina na Abuuray oo insaan hadana Muslim ah naga dhigay, waxaa aad murugo u leh Dhibaatada gaartay dalkeena hadana kuma imaan Dulmin ama Eex uu Allaah naga galay [...]

August 24 2011 | Posted in Maqaallo, Somaliya, Wararka | Read More »

Mr Geele oo dib u laabtay iyo hadalkii uu ka jeediyay Muqdisho(Sawiro)

Mr Geele oo dib u laabtay iyo hadalkii uu ka jeediyay Muqdisho(Sawiro)

Muqdisho(HL) Waxaa goordhow ka dhoofay Garoonka Duyuuradaha Muqdisho Wafdigii uu hogaaminayay Madaxweynaha dalka Jabuti Ismaaciil Cumar Geelle . Inta uu ka dhoofin mgaalada waxa uu lahadlay warbaahinta kaa oo sheegay in uu aad uga xumaaday xaalada Muqdisho iyo qaab dhismeedka oo aad u bur bursan . ” Waxaa igu danbeesay Muqdisho in aan imaado 1988 [...]

August 16 2011 | Posted in Maqaallo, Somaliya, Wararka | Read More »

Wareysi: Eng. Cabdi cashuur‏ “Shirkii UNDP Nairobi”

Wareysi: Eng. Cabdi cashuur‏ “Shirkii UNDP Nairobi”

cashuur_shirkii_UNDP halkan riix si aad u dhegeysato. Wareysi: Eng. Cashuur . Shir caalamiya oo uu kaga qaybgalay Nairobi Hiiraanlive iyo Radio Hormuud.

May 29 2011 | Posted in Maqaallo | Read More »

Waraysi: Eng. Abdi Ashur oo ka mid ah gudiga talo bixinta Mashaariicda Denmark. 28.03.11

Waraysi: Eng. Abdi Ashur oo ka mid ah gudiga talo bixinta Mashaariicda Denmark. 28.03.11

Mashaariicdii (HL) Dhageyso Raido Hurmuud oo Wareysatey Engineerka

March 29 2011 | Posted in Maqaallo | Read More »

Taariikh Nololeedkii Duuliye-Sare Cabdulaahi Weydow oo ah Duuliyihii ugu qatarsanaa ciidamadii Cirka ee Soomaaliyeed

Taariikh Nololeedkii Duuliye-Sare Cabdulaahi Weydow oo ah Duuliyihii ugu qatarsanaa ciidamadii Cirka ee Soomaaliyeed

London: (Hiiraanlive) Duuliye-Sare Cabdulaahi Weydow Maxamud, oo loo yaqaaney (Weydow), waxa uu ku dhashay Magaalada Buulo Burte ee gobolka Hiiraan sanadkii 1940-kii wuxuuna ka bilaabay dusiga quraanka kariimka, ka dibna dugsiga hoose ayuu halkaa ka dhigtay wuxuuna u soo ambabaxay Muqdisho halkaasi ayuu ka bilaabay dugsiga dhaxe iyo dugsiga  Sareba. Kadib kolkii uu ka qalin jibiyey dugsigga sare ayaa waxaa [...]

March 20 2011 | Posted in Maqaallo | Read More »

Taariikh Nololeedkii Axmed Terso oo ka mid ah halyeyadii Somalia

Taariikh Nololeedkii Axmed Terso oo ka mid ah halyeyadii Somalia

London: (Hiiraanlive) Gaashaanle-sare Axmed Xaaji Maxamuud oo loo yaqaano Axmed Teerso waxa uu ku dhashay jameecada Raaxaale oo ka tirsan degmada  Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan sanadka marka uu ahaa 1935kii, yaraantiisa waxa uu ku soo barbaaray Jameecada Raaxaale. Halkaas oo uu ka bilaabay barashada Qur’anka Kariimka. sanadka markuu ahaa 1950kii ayuu ka qalinjabiyay dugsiga qur’aanka isaagoo [...]

March 16 2011 | Posted in Maqaallo | Read More »