Home » Ma ogtahay?
You are browsing entries filed in “Ma ogtahay?”
Can the gospel of file sharing really be recognized as a religion? In Sweden it can. In the midst of a worldwide debate about Internet piracy, Swedish authorities have granted official religious status to the Church of Kopimism, which claims it considers CTRL+C and CTRL+V (shortcuts for copy and paste) to be sacred symbols, and [...]
January 22 2012 | Posted in Caalamka, Ma ogtahay?, News in English, Wararka | Read More »
Arbaco, November 9, 2011 (HL) – Aqristow bal is weydii waxa aad sameyn lahayd hadii aad darbi aad ka shaqayneysay kaaga soo dhici lahayd $ 20,000 isla markaan cid kuu jeeda ama kaa warqabtaa aysan jirin gurigana uu yahay guri aan in muda ahba lagu [...]
November 9 2011 | Posted in Caalamka, Ma ogtahay?, Wararka | Read More »
Jeddah:(HL) Wararka hiiraanlive ka soo gaaraya dhinaca Mamlikada Saudi-Arabia ayaa waxey sheegayaan in haweeneyda la yiraahdo Shaimaa Justaneyah oo ay maxkamdi ku xukuntey in lagu dhufto 10 garbash iyo weliba lacag ganaax ah oo dhan ilaa $150.00 ka dib markii ay kaxeysatey gaari kelideed. Waxaa danbigan oo kale u xiran haween badan oo gaaraya ilaa 20 haween [...]
September 29 2011 | Posted in Caalamka, Ma ogtahay?, Wararka | Read More »
London:(HL) According to NBR More than 5,000 people in Britain converted to Islam last year. That’s an average of 14 a day, and most of them are women, including Lauren Booth, Tony Blair’s sister-in-law. Academic studies in the U.K. have concluded that the idea that these conversions are driven mostly by marriage is a myth, [...]
September 10 2011 | Posted in Caalamka, Ma ogtahay?, News in English, Wararka | Read More »
(HL) According to MSN money Personal data can be stolen in seconds, but knowing how it most often happens can help you protect yourself or, if you’re a victim, minimize the damage. Almost gone are the days of the good old-fashioned purse snatcher. With less brute force and more skill, thieves need only a minute, [...]
August 25 2011 | Posted in Caalamka, Ma ogtahay?, News in English, Wararka | Read More »
Tokyo:(HL) Tsnami ku dhufatey xaabaha waqooyi ee Japan kol dhaweyto ayaa waxaa la leeyahay waxaa la helay 5,700 qasnadood oo ay ku jirto lacag gaareysa illaa $30 million oo dollarka Mareykanka ah, ayaa loo celiyey 96% amaba 29.6 million cash ah dadkii saxda ahaa ee lahaa, kuwii la waayey amaba dhinteyna dadkii ehelkooda ahaa ee [...]
August 24 2011 | Posted in Caalamka, Ma ogtahay?, Wararka | Read More »
China: (HL) Ambassador Locke ayey arkeen dadka shiinaha ah isagoo gadanaya cofee, dhabarkana ku sita bag bagiisii, ayey u qaadan waayeen, maadaama aysan arkin weligood nin madax ah oo aan boorsada loo sidin, waxeyna isla dhexmarayeen, waxa ku dhici doona shaqaalihiisa safaarada oo ay u maleynayeen in shaqada laga ceyrin doono, maadaama aysan Lumisiin iyo [...]
August 17 2011 | Posted in Caalamka, Ma ogtahay?, Wararka | Read More »
Atlantic City,NJ (HL): Joey Chestnut ayaa sanadkii shanaad ku guuleystay tartanka liqida Hot Dog isagoo liqay 62 Hot Dog muddo 10 daqiiqo gudohooda ah; laakiin daawadayaasha tartanka waxaa ka yaabisay gabar dajisay 40 Hot Dog isla muddadaas 10-ka daqiiqo ah. Halkan ka Daawo:
July 5 2011 | Posted in Ma ogtahay?, Wararka | Read More »
(HL) According to the Telegraph of UK, the 26.4 mile-long Qingdao Haiwan Bridge – the world’s longest bridge over sea water – opens to traffic in China. The marathon-length Qingdao Haiwan Bridge would easily span the English Channel and is almost three miles longer than the previous record-holder, the Lake Pontchartrain Causeway in the American [...]
June 30 2011 | Posted in Ma ogtahay?, News in English | Read More »
(HL) Aqristow bal ka fakar sida aad noqon lahayd hadii adigoo hoy la’aan ah misena ka dawarsada wadooyinka qof aadan garanayn kuu yimaado oo kuugu yiraahdo war ninyahow taajir baad tahay, maxaad dhihi lahayd. Waa hubaal in aad u dhaxayn lahayd farxad, naxdin iyo xaalad aaminaad la’aan ah. Hadaba sheekadan iyada ah waxa ay [...]
June 19 2011 | Posted in Ma ogtahay? | Read More »
Tiger Woods ayaa waxa uu wali yahay cayaartoyga ugu mushaharka badan dunida iyada oo ay jirto in uu fadeexad dhaqan xumi ah darteed ku waayay qandaraasyo uu hanti badan ka tacban jiray oo uu kula jiray sharikadaha waaweyn sida AT&T, Accenture iyo kuwo kale oo badan. Tiger oo muda badan ahaan xidiga kaalinta koowaad [...]
June 2 2011 | Posted in Cayaaro, Ma ogtahay?, Wararka | Read More »
Madrid: (HL) Kooxda Real Madrid oo mudaba geed ka calalin la’eed Barcelona ayaa markii ay koob indhaha saareen waxaa ka badatay farxad keentay in ay waayaan koobkii ay silaca uga qaateen Barcelona. Sergio Ramos ayuu ka soo fakaday koobka waxaa isla markiina dardaray baskii waday kooxda Real Madrid. Tani ayuu macneheedu yahay in ay kooxda [...]
April 22 2011 | Posted in Ma ogtahay? | Read More »
April 14 2011 | Posted in Ma ogtahay? | Read More »
Ma ogtahay in cayaarihii adduunka ee sanadkii 1982dii Kuwait ay iska diideen gool Fransiska si sax ah uga dhaliyay. Tababaraha Kuwait isla markaana ahaa madaxa xiriirka kubada cagta Kuait Sheik Al-sabax ayaa ugu hanjabay garsooraha cayaarto oo Ukraine u dhashay in ay kooxdiisa garoonka ka dareersaneyso haddii aanan la tirtirin gool uu dhaliyay Maxime Bossi [...]
March 23 2011 | Posted in Ma ogtahay? | Read More »
Florida: (Hiiraanlive) Boliska magaalada Miami ee Florida ayaa soo xiray nin soo xaday danbaska oday baqtiyay iyo labadiisa eey oo ku jiray dhalo. Tuugan ayaa bolisku marky gacanta ku dhigayeen sanka ka qaadanayay danbasta meydka isagoo u haystay in uu daroogada nooca Cocainta loo yaqaano uu soo xaday. Tuugan ayaa loo taxaabay saldhigga dhexe ee [...]
March 22 2011 | Posted in Ma ogtahay? | Read More »
Taariikhdii khulafada–Cumar–Q.1aad–Sh. Ibraahim Dusuuqi
March 20 2011 | Posted in Islaam, Ma ogtahay? | Read More »
Ma ogtahay aqristow in la lee yahay magaaladaan quruxda badan ay aad ugu soo bateen dadka xaaaqsan ka dib markii baaris lagu sameeyay. Sababtana ugu badana ay tahay waxa dadka haaya stress amaba aan u naqaano haddii aan somaali nahay buufis. Waa layaab!
March 10 2011 | Posted in Ma ogtahay? | Read More »