Istambuul:(HL) Shir looga hadlayo fidinta diinta Islaamka ayna ka qeybgaleen in ka badan 40 Dowladood oo Muslim ah ayaa maanta ka furmay magaalada Istambuul ee dalka Turkiga. Kulankan oo ay soo qabanqaabisay dowladda Turkiga islamarkaana ay ka qeybgaleen in ka badan 40 dowladood oo Muslim ah ayaa waxaa Soomaaliya uga qeybgalayay wafdi uu hoggaaminayo wasiirka [...]




