HOME   |   ABOUT US   |   ADVERTISE WITH US   |   CONTACT US   |   FORUM
Home » Qaran You are browsing entries filed in “Qaran”

Xulka qaranka Ingiriiska oo la magacaabey iyo Gerrad oo kabtan laga dhigay

Xulka qaranka Ingiriiska oo la magacaabey iyo Gerrad oo kabtan laga dhigay

Arbaco, May 16, 2012 (HL) – Tababaraha cusub ee xulka qaranka Ingiriiska ayaa maantay magacaabey 23-ka cayaaryahan ee matali lahaa qaranka Ingiriiska tartamada qaarada Yurub ee sanadkan. Sidoo kale waxa uu isla maantay ku dhawaaqay kabtanka cusub ee qaranka, Steven Gerrad. Mar wax laga weydiiyay dooqiisa kabtankana waxa uu yiri, “waxay ila tahay inuu yahay [...]

May 16 2012 | Posted in Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

Zambia oo koobka qaramada Africa ka dhigatay Ivory Coast

Zambia oo koobka qaramada Africa ka dhigatay Ivory Coast

                    Axad, February 12, 2012 (HL) – Xulka qaranka Zambia ayaa la hoyday koobka qaramada Africa ee sanadkan kadib markii ay rigoorooyin ku quusiyeen xidigaha Ivory Coast. Zambia oo ay dad badan filayeen in aaney hor istaagin Ivory Coast ayaa inta badan ku gacan sareysay cayaartii [...]

February 13 2012 | Posted in Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

Fabio Capello oo isaga tegay macallinimada xulka qaranka England

Fabio Capello oo isaga tegay macallinimada xulka qaranka England

                    Arbaco, February 8, 2012 (HL) – Tababaraha kubada cagta ee xulka qaranka Ingiriiska ayaa isaga dhaqaajiyay shaqadii uu u hayay wadankaasi kadib kulan saacad qaatay oo uu la yeeshay xiriirka kubada cagta ee England. Kulankaasi ayaa looga hadlayay xil ka qaadistii kabtanka dalkaasi, John Terry, oo laga xayuubiyay [...]

February 8 2012 | Posted in Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

Italy iyo Spain oo usoo baxay koobka qaramada Europe ee 2012

Italy iyo Spain oo usoo baxay koobka qaramada Europe ee 2012

              Talaado, Sep 06, 2011 (HL) – Italy iyo Spain ayaa maantay usoo gudbay ka qaybgalka tartamada Europe ee 2012 iyaga oo soo wehliyay Germany oo iyadu sabtidii soo baxday. Italy ayaa waxa ay 1 : 0 kaga adkaatay Slovenia, halka ay Spain 6 : 0 kaga xasuuqday Leichtenstien. [...]

September 6 2011 | Posted in Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

Mohamed Farah oo bilad dahaba u qaaday Britain

Mohamed Farah oo bilad dahaba u qaaday Britain

Axad, Sep 4, 2011 (HL) – Orodyanka Mohamed Farah ee asalkiisu yahay Soomaali ayaa waxa uu u qaaday dalka Britian bilad dahaba oradada 5,000 m. Oradyahanka ku magaca dheer Mo Farah ayaa waxa uu kaalinta koowaad ka galay Bernad Lagat oo u carara Maraykanka iyo Imane Merga oo u safnaa dalkaasi Ethopia. Mo oo ay [...]

September 4 2011 | Posted in Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

Natiijooyinkii is reebreebka qaramada Yurub & Germany oo u soo baxday Euro 2012

Natiijooyinkii is reebreebka qaramada Yurub & Germany oo u soo baxday Euro 2012

              Jimce, Sep 02, 2011 (HL) – Waxaa caawa la cayaaray is reebreebka qaramada Yurub ee tartanka 2012 la qaban doono waxaana inta badan si sahlan u soo wada badiyay kooxaha ugu cad cad qaarada. England oo hoy u ah saxaafada kuwooda ugu afka dheer dhanka buunbuuninta tayada qarankooda [...]

September 2 2011 | Posted in Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

Luis Suarez oo Copa America u qaaday Uruguay

Luis Suarez oo Copa America u qaaday Uruguay

                (HL): Xidiga Liverpool ayaa ka caawiyay wadankiisa inay qaadaan Copa America 2011. Guushan ayaa waxa ay noqonaysaa markii 15-aad ee ay Uruguay ku guulaysato tartankan iyaga oo noqonaya kooxda ugu qaadista badan koobkan. Luis Suarez oo ahaa xidiga tartamadan ayaa ku guulaystay tartanka gool dhalinta isaga oo [...]

July 24 2011 | Posted in Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

Cayaaryahanka reer Emirates Cawana Diab oo rigoore cirib ah dhaliyay, tababarihiisa oo arintaas ka xanaaqay!

Cayaaryahanka reer Emirates Cawana Diab oo rigoore cirib ah dhaliyay, tababarihiisa oo arintaas ka xanaaqay!

Dubai, U.A.E (HL): Cayaaryahanka lagu magacaabo Cawana Diab ee reer Emirates ayaa ka xanaajiyay tababarihiisa kadib markii uu rigoore cirib ah dhaliyay. Tababaraha Emirates-ka Srecko Katanec ayaa Cawana  isla markiiba badalay isagoo cayaarta ka dibna ku dhawaaqay oo uu ganaaxi doono cayaartooyga oo uu yiri waxa u meel kaga dhacay sharafta kubadda. Emirates-ka ayaa 6:2 [...]

July 19 2011 | Posted in Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

Gabdhaha reer Japan oo markii ugu horeysay ku guuleystay koobka adduunka haweenka

Gabdhaha reer Japan oo markii ugu horeysay ku guuleystay koobka adduunka haweenka

Germany (HL): Gabdhaha reer Japan ayaa noqdeen kooxdii ugu horeysay ee ka socota qaarada Asia oo ku guuleysta koobka kubada cagta adduunka ee haweenka iyagoo ka guuleystay gabdhaha dalka Mareykanka. Cayaarta ayaa ku dhamaatay 1:1 waqtigii caadiga ahaa iyadoo 30-kii daqiiqo oo lagu darayna ay labada dhinac min hal gol dhashteen taas oo ka dhigtay [...]

July 17 2011 | Posted in Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

Wimbledon 2011: Novak Djokovic oo Riyadiisi u Rumowday!

Wimbledon 2011: Novak Djokovic oo Riyadiisi u Rumowday!

London:(HL) Novak Djokovic oo Noqday Qofka kowaad ee Tenniska Adduunka u heysta ka dib markuu ku garaacay Rafael Nadal 6-4 6-1 1-6 6-3 taas oo uu ku xaqiijiyey Grand Slam title kiisii Sadexaad. Mar wax laga weydiiyey guushan uu gaarey ayuu ku jawaabey, “Maanta waxaan gaarey hadafkii nolosheyda, waxaana xaqiijiyey in ay riyadeyda rumowdo”. Wararka ciyaaraha ee soo [...]

July 4 2011 | Posted in Caalamka, Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

England oo guuldarro ka badbaaday iyo natiijooyinkii is reereebka qaramad Europe

England oo guuldarro ka badbaaday iyo natiijooyinkii is reereebka qaramad Europe

  England ayaa barbarro 2 : 2 ah gurigooda kula galay Switzerland kadib markii ay kasoo noqdeen 2 gool oo loogaga hormaray. Bareejadan ayaa waxa ay noqonaysaa tii 4-aad oo xiriir ah oo ay England ku galaan garoonkooda Wembley. 4 cayaar oo xiriir ah oo ay England gurigeeda ku badin weyso waxaa u dambeeyay mudo [...]

June 4 2011 | Posted in Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

Falanqeynta finalka koobka Champions League, !!yaa badin doono Barcelona iyo Manchester!!

Falanqeynta finalka koobka Champions League, !!yaa badin doono Barcelona iyo Manchester!!

Muqdisho (HL) Kooxaha Manchester United iyo Barcelona oo ka kala dhisan dalalka Ingiriiska iyo Spain ayaa caawa isugu ku dagaalami doono finalka koobka Champions League oo sanakiiba mar ay ciyaaraan kooxaha ugu horeeyo horyaalada Europe.   Kulankan ayaa ka dhici doono garoonka weyn ee Wembley ee Magaalada London oo sanakadaan xiriirka kubada cakta Yurub u [...]

May 28 2011 | Posted in Caalamka, Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

David Villa oo u badiyay Spain iyo Italy, Holland iyo France oo dhammaantood guul ka gaaray is reereebka Europe ee 2012

David Villa oo u badiyay Spain iyo Italy, Holland iyo France oo dhammaantood guul ka gaaray is reereebka Europe ee 2012

Weeraryahanka Spain ee David Villa ayaa kooxdiisa u suuragaliyay inay kasoo noqdaan gool laga dhaliyay qaybtii hore ee ciyaarta iyaga oo 2:1 kaga adkaaday Check Republic. Cayaartan ayaa ah ciyaartii 4-aad oo Spain ay si xiriir ah u badiyeen tartanka is reereebka Europe oo ay damacsanyihiin inay difaacdaan sanadka dambe. Villa ayaa laftirkiisa rikoor cusub [...]

March 25 2011 | Posted in Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

Novak Djokovic oo ku guuleystey BNP Paribas Open ee lagu qabtey Indian Wells, California

Novak Djokovic oo ku guuleystey BNP Paribas Open ee lagu qabtey Indian Wells, California

California: (HiiraanLive) Novak ayey u suuragashay in uu garaaco Rafael Nadal cayaar kama danbeyska ah markii ugu horeysay lix jeer oo uu horey isugu dayey. Wuxuuna ku garaacay 4-6 6-3 6-2 waxeyna cayaartu socotey muddo dhan 2 saac iyo 25 daqiiqo. Novak oo ku guuleystey Australian Open Janaayo ayaa ah mid aan weli laga badinin [...]

March 21 2011 | Posted in Caalamka, Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

Real Madrid 3-0 Lyon (agg 4-1)

Real Madrid 3-0 Lyon (agg 4-1)

Dallas: (Hiiraanlive) Real Madrid oo gaartey Champions League quarter-final markii koowaad laga soo bilaabo 2004tii ayaa si xun u garaacdey Lyon. Daqiiqadii sideedaad ayaa waxaa goal aad u quruxbadan oo uu u soo dhiibay Cristiano Ronaldo dhaliyey cayaar yahanka reer Brazil ee Marcelo, isagoo la soo dhexmarey difaaca Lyon ka dibna shabaqa lulay. Wax yar [...]

March 17 2011 | Posted in Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

Chelsea 0-0 Copenhagen (agg 2-0)

Chelsea 0-0 Copenhagen (agg 2-0)

Dallas: (Hiiraanlive) Chalsea oo barbardhac 0-0 ah lagashey Copenhagen ayaa usoo gudubtey quarter-finalka, noqoteyna kooxda sideedaad ee u soo gudubta wareegaas. Dhanka kalena, tababaraha Chalsea Carlo Ancolotti ayaa wuxuu sheegay in uu rumaysan yahay in kooxdiisu ay sanadkaan joojiyaan koobla aanta ka heysa dhinaca Champions League oo ay ku guuleystaan koobkan.

March 17 2011 | Posted in Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

Garsoorayaasha Fifa oo aan wali loo ogoleen Adeegsiga Videoga

Garsoorayaasha Fifa oo aan wali loo ogoleen Adeegsiga Videoga

Guddi ka tirsan xiriirka kubbada cagta FIFA oo ku shiray magaalada New Port, Wales,  ayaan ku qancin tijaabooyin lagu sameeyaya in isticmaalka Video uu yareeynayo qaladaadka ka dhaca garsoorayaasha. Guddigan ayaa sheegay in ay kambaniyaasha qalabkan soo saara siineyso fursad hal sano ah oo ay ku hormariyaan qalabka. Sanadka danbe ayaa tijaabooyin kale oo dheeraad [...]

March 10 2011 | Posted in Cayaaro, Qaran | Read More »