HOME   |   ABOUT US   |   ADVERTISE WITH US   |   CONTACT US   |   FORUM
Home » Cayaaro You are browsing entries filed in “Cayaaro”

Xulka qaranka Ingiriiska oo la magacaabey iyo Gerrad oo kabtan laga dhigay

Xulka qaranka Ingiriiska oo la magacaabey iyo Gerrad oo kabtan laga dhigay

Arbaco, May 16, 2012 (HL) – Tababaraha cusub ee xulka qaranka Ingiriiska ayaa maantay magacaabey 23-ka cayaaryahan ee matali lahaa qaranka Ingiriiska tartamada qaarada Yurub ee sanadkan. Sidoo kale waxa uu isla maantay ku dhawaaqay kabtanka cusub ee qaranka, Steven Gerrad. Mar wax laga weydiiyay dooqiisa kabtankana waxa uu yiri, “waxay ila tahay inuu yahay [...]

May 16 2012 | Posted in Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

Liverpool oo eriday tababaraheedii kadib markii ay usoo bixi waayeen Champions League-ga

Liverpool oo eriday tababaraheedii kadib markii ay usoo bixi waayeen Champions League-ga

Arbaco, May 16, 2012 (HL) – Naadiga kubada cagta Liverpool ayaa maantay eriday tababarahii kooxda, King Kenny Dalglish, kadib markii uu ku guul darreystay inuu usoo saaro kooxda ka qaybgalka tartanka Champions League-ga ee sanadka dambe. Dalglish oo ah shaqsi aad looga xushmeeyo magaaladan Liverpool ayaa kooxda qabtay sanad iyo bar ka hor kadib markii [...]

May 16 2012 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

Man City oo qaaday horyaalka 44 sano kadib

Man City oo qaaday horyaalka 44 sano kadib

Axad, May 13, 2012 (HL) – Kooxda kubada cagta Manchester City ayaa markii ugu horeysay mudo hada laga joogo 44 sanadood qaaday horyaalka wadanka Ingiriiska kadib cayaar qayrul caadi ah oo ka dhacday garoonka magaalada Manchester ee hoyga u ah kooxdooda. Horyaalka sanadkan oo ahaa mid aad uga duwan horyaaladii hore ayaa ugu dambeyntii lagu [...]

May 13 2012 | Posted in Cayaaro, Koox, Maqaallo, Wararka | Read More »

Liverpool oo soo afjartay rajadii Chelsea ay ka qabtay kaalinta 4-aad

Liverpool oo soo afjartay rajadii Chelsea ay ka qabtay kaalinta 4-aad

                Talaado, May 8, 2012 (HL) – Liverpool ayaa maantay soo afjartay rajadii ay Chelsea ka qabtay inay gasho kaalinta 4-aad kadib markii ay maanta ku dubatay gegida Anfield. Liverpool oo ay ka go’nayd inaanan mar kale mudo 3 cisho gudahooda laga badin ayaa ku soo gashay garoonka [...]

May 8 2012 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

Chelsea oo la hoyatay FA Cup-ka

Chelsea oo la hoyatay FA Cup-ka

                  Sabti, May 5, 2012 (HL) – Chelsea ayaa la hoyatay koobka FA Cup-ka maantay kadib markii ay 2 : 1 kaga adkaadeen kooxda Liverpool. Cayaartan oo ahed mid aad u adag ayaa qaybtii hore waxaa ku gacan sarreeyay Chelsea inkasta oo ay labada kooxood isu yara [...]

May 5 2012 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

Man City oo hogaanka goolal ku qabatay

Man City oo hogaanka goolal ku qabatay

                  Isniin, April 30, 2012 (HL) – Manchester City ayaa hogaanka premier league-ga ku qabatay goolal tirsi kadib markii ay dhagaha u laabeen Manchester Utd oo 3 dhibcood ka horeysay cayaartan ka hor. Cayaartan oo aheyd mid aad u adag ayaa waxaa aad loogala socday dunida dacaladeeda [...]

April 30 2012 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

Torres oo u diray Chelsea final-ka UEFA Champions League

Torres oo u diray Chelsea final-ka UEFA Champions League

Talaado, April 24, 2012 (HL) – Chelsea ayaa maantay quusisay kooxda ugu kubada macaan dunida maantay ee Barcelona. Cayaartan oo aheyd lugtii labaad ee semi-final-ka ayaa waxa ay Chelsea soo bandhigtay isbiirito iyo isku kalsooni aan inta badan sanadkan looga baran iyaga oo is hortaagay wax walba ey xidigaha Barce isku dayeen. Chelsea oo lugtii [...]

April 24 2012 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

Chelsea oo usoo gudubtay FA Cup Final-ka iyo Utd oo xajisatay hogaanka horyaalka

Chelsea oo usoo gudubtay FA Cup Final-ka iyo Utd oo xajisatay hogaanka horyaalka

                    Axad, April 15, 2012 (HL) – Kooxda Chelsea ayaa u soo baxday cayaarta kama dambeysta ee FA Cup-ka kadib markii ay maantay dhegaha u laabtay kooxda la deriska ee Tottenham. Chelsea ayaa muujisay awood zaa’id ah iyaga oo gebagebadii ku adkaaday 5 : 1.  Goolasha Chelsea [...]

April 15 2012 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

Liverpool oo soo gaartay FA Cup Final-ka & City oo kusoo dhowaatay Utd

Liverpool oo soo gaartay FA Cup Final-ka & City oo kusoo dhowaatay Utd

          Sabti, April 14, 2012 (HL) – Liverpool ayaa maantay usoo gudubtay cayaarta kama dambeysta ah ee FA Cup-ka kadib cayaar adag oo ay Wembley kula yeelatay kooxda la deriska ah ee Everton. Cayaartan oo xiisa gaara ah u lahayd labada kooxood ayaa ahayd mid qaybtii hore ee cayaarta ku gacan [...]

April 14 2012 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

Liverpool oo la hoyatay koobkii ugu horreeyay ee la dhigo sanadkan

Liverpool oo la hoyatay koobkii ugu horreeyay ee la dhigo sanadkan

                    Axad, Feb 26, 2012 (HL) – Liverpool ayaa qaaday koobka Carling Cup-ka sannadkan kadib rigoorayaasha kala baxa. Cayaarta kama dambeysta ah ayaa aheyd mid aad u xiiso badan iyada oo lagu kala bixi waayey 90-ka daqiiqo ee caadiga ah. Liverpool oo inta badan maamuleysay kubada ayaa awoodi weysay inay quusiyaan [...]

February 26 2012 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

Hotel ku yaala Indonesia oo loo baxshay Hotel Stevie G.

Hotel ku yaala Indonesia oo loo baxshay Hotel Stevie G.

                          Khamiis, February 23, 2012 (HL) – Hotel ku yaalla dalkaasi Indonesia ayaa lagu samiyay cabtanka Liverpool, Stevie Gerrad. Hotelkan oo albaabada loo furay sanadii hore ayaa waxaa qayb ahaan iska leh maalqabeenno aad u taageera kooxda Liverpool. Maalqabeennadan aadka u taageera Liverpool ayaa go’aansaday inay magaca hotelkan ku [...]

February 23 2012 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

Zambia oo koobka qaramada Africa ka dhigatay Ivory Coast

Zambia oo koobka qaramada Africa ka dhigatay Ivory Coast

                    Axad, February 12, 2012 (HL) – Xulka qaranka Zambia ayaa la hoyday koobka qaramada Africa ee sanadkan kadib markii ay rigoorooyin ku quusiyeen xidigaha Ivory Coast. Zambia oo ay dad badan filayeen in aaney hor istaagin Ivory Coast ayaa inta badan ku gacan sareysay cayaartii [...]

February 13 2012 | Posted in Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

Utd oo hogaanka qabatay kadib markii ay dhagaha u laabtay Pool

Utd oo hogaanka qabatay kadib markii ay dhagaha u laabtay Pool

                    Sabti, February 11, 2012 (HL) - Manchester United ayaa hogaanka qabatay kadib markii ay 2 : 1 kaga adkaadeen Liverpool cayaar maantay ka dhacday hoyga Utd. Cayaartan oo xiiso gooni ah lahayd kadib cadaawad ka dhex aloosantahay xidigaha, Evra and Suarez. Cadaawadaas oo salka ku haysay ganaax 8 cayaarood ah [...]

February 11 2012 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

Fabio Capello oo isaga tegay macallinimada xulka qaranka England

Fabio Capello oo isaga tegay macallinimada xulka qaranka England

                    Arbaco, February 8, 2012 (HL) – Tababaraha kubada cagta ee xulka qaranka Ingiriiska ayaa isaga dhaqaajiyay shaqadii uu u hayay wadankaasi kadib kulan saacad qaatay oo uu la yeeshay xiriirka kubada cagta ee England. Kulankaasi ayaa looga hadlayay xil ka qaadistii kabtanka dalkaasi, John Terry, oo laga xayuubiyay [...]

February 8 2012 | Posted in Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

Masha-Allah Faisal Aden Oscar Robertson National Player of the Week

Masha-Allah Faisal Aden Oscar Robertson National Player of the Week

 Jan. 24, 2012 According to AP Faisal Aden averaged 28.5 points per game last week ST. LOUIS (HL) – The U.S. Basketball Writers Association (USBWA) has selected Washington State guard Faisal Adenas its Oscar Robertson National Player of the Week for games ending the week of Sunday, Jan. 22. The USBWA’s weekly honor is presented [...]

January 26 2012 | Posted in Cayaaro, Maqaallo, News in English, Somaliya, Wararka | Read More »

Liverpool oo usoo gudubtay final-ka kadib markii ay quusisay Man City

Liverpool oo usoo gudubtay final-ka kadib markii ay quusisay Man City

                    Arbaco, January 25, 2011 (HL) – Cayaar aad u xiiso badan oo ka dhacday hoyga Liverpool, Anfield, ayaa waxa ay ku dhexmartay kooxaha City iyo the Reds. Cayaartan oo aheyd lugtii labaad ee semifinal-ka Curling Cup-ka ayaa waxaa si weyn ugu gacan sareeyay kooxda martida loo ahaa ee [...]

January 25 2012 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

Loollanka horyaalka Ingiriiska oo kusoo ururay magaalada Manchester

Loollanka horyaalka Ingiriiska oo kusoo ururay magaalada Manchester

                    Axad, January 22, 2011 (HL) – Manchester City ayaa waxa ay maantay 3 : 2 kaga adkaatay Tottenham Hotspur oo sanadkan kamida kooxaha ugu cadcad xilli cayaareedkan. Cayaartan oo aheyd mid aad u xiisa badan ayaa waxaa mudo 8 daqiiqadood ah lagu dhaliyay 4 gool iyada oo ay [...]

January 22 2012 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

Tiger Woods wins Chevron event !!!

Tiger Woods wins Chevron event !!!

THOUSAND OAKS, Calif. (HL) According to AP’s report that says, after going more than two years and 26 tournaments without a win, and after so much turmoil in his personal life and with his golf game, Tiger Woods stood over a 6-foot birdie putt Sunday to win the Chevron World Challenge and felt as though [...]

December 5 2011 | Posted in Caalamka, Cayaaro, Wararka | Read More »

Macalinkii Xulka Kubada Cagta G/Bari oo iscasilay, Maxay tahay sababto???

Macalinkii Xulka Kubada Cagta G/Bari oo iscasilay, Maxay tahay sababto???

Boosaaso (HL) Waxaa maanta xilikiisii iska casilay Tababarihii Xulka Kubada Cagta gobolka Bari Macalin Abshir Cali Yuusuf [ Calooley] kaasi oo isku casilay dhaliil dhanka Gobalka . Mr Calooley ayaa is casilay iyadoo bisha soo socota ay si rasmi ah u furmi doonaan Ciyaarihii gobolada Puntland oo ka furmi doona magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. [...]

December 1 2011 | Posted in Cayaaro, Somaliya, Wararka | Read More »

Man Utd oo gurigeeda looga reebay Carling Cup-ka

Man Utd oo gurigeeda looga reebay Carling Cup-ka

                    Arbaco, November 30, 2011 (HL) – Kooxda heerka labaad ee dalkaasi Ingiriiska, Crystal Palace, ayaa maantay ka jeega dharbaaxday Man Utd koobka loo yaqaan the Carling Cup. Man Utd oo ay matalayeen cayaartoy u badan kayd ayaa barbarro ku celiyay Crystal Palace waqtigii loogu talagalay [...]

December 1 2011 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

Liverpool iyo City oo usoo gudbay semi-final-ka Carling Cup-ka

Liverpool iyo City oo usoo gudbay semi-final-ka Carling Cup-ka

                    Talaado, November 29, 2011 – Liverpool ayaa todobaadkii labaad oo xiriira Chelsea ku karbaashtay gurigeeda, Stamford Bridge. Cayaartan oo ahayd wareega 8-da kooxood ee koobka Carling Cup-ka ayaa waxaa inta badan maamulayay kooxda Liverpool inkasta oo ay 7 cayaartoy oo kayd ah ka qayb qaadanayeen. [...]

November 29 2011 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

City oo laga badiyay iyo Utd oo bareejo ceshatay

City oo laga badiyay iyo Utd oo bareejo ceshatay

                    Talaado, November 22, 2011 (HL) – Labada Manchester ayaa ka mida ahaa kooxihii caawa ka qayb qaadanayay tartamada kooxaha Europe iyada oo ay labaduba kala soo hoydeen safaradooda natiijooyin ay midkoodna ku qanacsaneen. Utd ayaa soo ceshatay bareejo kadib markii ay 2 : 2 lasoo [...]

November 22 2011 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

Liverpool oo dhibcihii ka cadeysatay Chelsea

Liverpool oo dhibcihii ka cadeysatay Chelsea

                  Axad, November 20, 2011 (HL) – Maantay ayaa waxaa cayaar aad u kulul Stamford Bridge ku dhexmartay kooxaha Chelsea iyo Liverpool iyada oo ay shalay guulo wada gaareen Utd, City iyo Gunners. Chelsea iyo Liverpool midkoodna ma dooneyn in laga tago oo waxaa ka go’nayd inay [...]

November 21 2011 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

Arsenal oo ku tumatay Chelsea iyo Utd, City iyo Liverpool oo wada badiyay

Arsenal oo ku tumatay Chelsea iyo Utd, City iyo Liverpool oo wada badiyay

              Sabti, October 29, 2011 (HL) – Cayaarta ugu xiisaha badnayd ee maantay ka dhacday dalkan Ingiriiska ayaa waxa ay dhex martay kooxaha Chelsea oo la marti loo ahaa iyo Arsenal iyada oo rag badan oo cayaaraha ka faalloodo ay saadaalinayeen guul culus oo ay gaarto kooxda Chelsea. Arsenal [...]

October 29 2011 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

City oo la celiyay & Utd oo hogaanka qabatay halka Chelski, Pool & Gunners dhegaha loo laabay

City oo la celiyay & Utd oo hogaanka qabatay halka Chelski, Pool & Gunners dhegaha loo laabay

              Axad, September 18, 2011 (HL) – Manchester Utd ayaa noqotay kooxda kaliya ee kooxaha ugu cadcad England oo todobaadan 3 dhibic oo nadiif ah kala soo hoyatay cayaarihii horyaalka ee la cayaaray shalay iyo maanta. Utd ayaa waxa ay 3 : 1 kaga soo adkaadeen kooxda Chelsea oo [...]

September 18 2011 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

Liverpool oo laga badiyay halka City, Arsenal & Chelsea ay soo wada badiyeen

Liverpool oo laga badiyay halka City, Arsenal & Chelsea ay soo wada badiyeen

              Sabti, Sep 10, 2011 (HL) – Chelsea ayaa waxa ay si ku meel gaar ah isaga xaadirisay kaalinta labaad ee horyaalka Ingiriiska kadib markii ay 2 : 1 kaga soo adkaadeen Sunderland. Hadal haynta ugu badan ee dadweynaha Chelsea ayaa waxa ay ku saabsaneyd sharraxaadii uu Torres ka [...]

September 10 2011 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

Italy iyo Spain oo usoo baxay koobka qaramada Europe ee 2012

Italy iyo Spain oo usoo baxay koobka qaramada Europe ee 2012

              Talaado, Sep 06, 2011 (HL) – Italy iyo Spain ayaa maantay usoo gudbay ka qaybgalka tartamada Europe ee 2012 iyaga oo soo wehliyay Germany oo iyadu sabtidii soo baxday. Italy ayaa waxa ay 1 : 0 kaga adkaatay Slovenia, halka ay Spain 6 : 0 kaga xasuuqday Leichtenstien. [...]

September 6 2011 | Posted in Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

Mohamed Farah oo bilad dahaba u qaaday Britain

Mohamed Farah oo bilad dahaba u qaaday Britain

Axad, Sep 4, 2011 (HL) – Orodyanka Mohamed Farah ee asalkiisu yahay Soomaali ayaa waxa uu u qaaday dalka Britian bilad dahaba oradada 5,000 m. Oradyahanka ku magaca dheer Mo Farah ayaa waxa uu kaalinta koowaad ka galay Bernad Lagat oo u carara Maraykanka iyo Imane Merga oo u safnaa dalkaasi Ethopia. Mo oo ay [...]

September 4 2011 | Posted in Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

Natiijooyinkii is reebreebka qaramada Yurub & Germany oo u soo baxday Euro 2012

Natiijooyinkii is reebreebka qaramada Yurub & Germany oo u soo baxday Euro 2012

              Jimce, Sep 02, 2011 (HL) – Waxaa caawa la cayaaray is reebreebka qaramada Yurub ee tartanka 2012 la qaban doono waxaana inta badan si sahlan u soo wada badiyay kooxaha ugu cad cad qaarada. England oo hoy u ah saxaafada kuwooda ugu afka dheer dhanka buunbuuninta tayada qarankooda [...]

September 2 2011 | Posted in Cayaaro, Qaran, Wararka | Read More »

2 Manchester oo goolal isugu faanay hogaankana la wareegay

2 Manchester oo goolal isugu faanay hogaankana la wareegay

  Axad, August 28, 2011 (HL) – Manchester City ayaa maanta soo bandhigtay cayaar aad u wanaagsan iyaga oo u muujiyay Tottenham in aysan isku league eheen. City ayaa ku badisay 5 : 1 waxaana 4 kamida ah goolashaas dhaliyay Dzeko halka goolka kalena uu dhaliyay Ageuro.               Manchester [...]

August 28 2011 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

Chelsea iyo Liverpool oo Min 3:1 Ku Badiyeen iyo Natiijooyinka Cayaarihii Premier League-ga ee Maanta

Chelsea iyo Liverpool oo Min 3:1 Ku Badiyeen iyo Natiijooyinka Cayaarihii Premier League-ga ee Maanta

London (HL) Cayaarihii Maanta la ciyaaray Waxaa ugu weynaa Cayaarihii dhexmaray Chelsea Vs. Norwich C. iyo Sidoo kale Liverpool Vs. Bolton W. Cayaartii dhexmartay Chelsea iyo Norwich ayaa waxaa goolkiisa koowaad u dhaliyey Chelsea cayaar-yahankooda Cusub Juan Mata oo u saftay Kooxda game-kiisii koowaad isagoo dhaliyey goolka sedexaad ee Chelsea daqiiqadihii dheeriga ahaa ee Cayaarta (daqiiqadii 101-aad).  [...]

August 27 2011 | Posted in Cayaaro, Koox, Somaliya, Wararka | Read More »

Isku aadka Kooxaha Horyaalka Yurub oo lasameeyey!

Isku aadka Kooxaha Horyaalka Yurub oo lasameeyey!

Isku aadka Kooxaha ka qeybgalaya Wareega 1aad ee Horyaalka yurub ee loo yaaqo Eufa Champions League ayaa lagu dhawaaqay daqiiqado ka hor waxeyna Kooxuhu iskugu aadeen sidan hoos ku qoran:           Group A: Bayern Munich, Villarreal, MAN CITY, Napoli Group B: Inter Milan, CSKA Moscow, Lille, Trabzonspor Group C: MAN UTD, [...]

August 25 2011 | Posted in Cayaaro, Koox, Somaliya, Wararka | Read More »

Arsenal oo usoo gudubtay wareega hore ee cayaaraha Europe

Arsenal oo usoo gudubtay wareega hore ee cayaaraha Europe

              Arbaco, August 24, 2011 (HL) – Kooxda kubada cagta Arsenal ayaa caawa usoo gudubtay wareega hore ee tartamada Yurub kadib markii ay Udinese kaga adkaadeen 2 : 1 (isu geynta labada lugoodna 3 : 1). Arsenal oo beryahanba ay saxaafada Ingiriiska aad u hadal hayeen taag daridooda kadib [...]

August 24 2011 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

Naadiyada Manchester oo hogaanka si wadajira u qabtay

Naadiyada Manchester oo hogaanka si wadajira u qabtay

              Isniin, August 22, 2011 (HL) – Kooxda Manchester Utd ayaa si xun dhulka ugu jiiday naadiga Tottenham Hotspor galabta cayaar ku dhex martay gegida caanka ah ee Old Trafford. Inkasta oo cayaarta lagu kala nastay 0 : 0 qaybtii hore, hadana Utd ayaa soo bandhigtay cayaar aad u [...]

August 22 2011 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »

Liverpool iyo Chelsea oo guulo gaaray hogaankana wada qabtay

Liverpool iyo Chelsea oo guulo gaaray hogaankana wada qabtay

  Sabti, August 20, 2011 (HL) – Luiz Suarez oo bedel ku yimid 20-kii daqiiqo ee ugu dambeeyey cayaarta ayaa dhaliyay goolkiisii labaad sanadkaan iyada oo ay Liverpool ku badiyeen garoonka Arsenal markii ugu horeysey mudo laga joogo 10 sanadood. Waxaa xusid mudan in Arsenal ay cayaaryahano badan kaga maqnaayee dhaawac iyo ganaax iyaga oo [...]

August 20 2011 | Posted in Cayaaro, Koox, Wararka | Read More »