
Madaxweyne Shariif oo Burundi u tagay in lasoo kordhiyo Ciidamada Burundi ee Soomaaliya jooga »
Bujunbura (HL) Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho ku tagay Magaalada Bujunbura ee dalka Burundi ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalkaasi oo ay ka wada hadleen Arrimo ku saabsan xaaladda...
Shirkadda Horn Petroleum oo sheegtay inay ku hungowday Shidaalkii ay ka fileysay Dooxada Dharoor ee G/Bari »
Muqdisho (HL) Shirkadda Horn petroleum ee laga leeyahay dalka Canada ayaa sheegtay inay joojisay howlihii shidaal qodista ahayd ee ay kawadday qeybo ka tirsan maamulka puntland. War ay...
Somaliland oo u dabaaldegtay Sanad Guuradii 21-aad ee gooni isutaageeda »
Hargeysa (HL) Waxaa maanta ka dhacay Hargeysa munaaabad loogu dabaaldagayey sanadguurada 21-aad ee markii ay Somaliland sheegtay inay ka go’een Soomaaliya. Somaliland inkasta oo ay sameysay nidaam maamul iyo hanaan...
Ciidanka Itoobiya ee B/weyne oo dilay Nin Shacab ah »
Baladweyne (HL) Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay maanta ciidamada Itoobiya halkaas ku dileen nin rayid ahaa. Ninka la dilay...
Prof A. I. Samatar and his fallacy on the new life in Mogadishu »
In response to Professor Abdi Ismail Samatar’s article entitled “UN threatens the Somali democratic movement” which he raised a number of questions including what is a Roadmap? And...
Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho. »
Muqdisho (HL), Jimco,May 18, 2012, ———- Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo maanta si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde...
Ra’iisul Wasaaraha oo maanta ka qeyb galay shir looga hadlayay arrimaha Xuruyatul-qowlka »
Muqdisho (HL), Khamiis, May 17, 2012—————-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay kulan labo maalmood ka soconayay Xalane kaa oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradaha Dastuurka iyo...
Biyo la’aan ka jirta Garbahaareey »
Garbahaarey (HL) Biyo la aan baahsan ayaa laga soo sheegayaa Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo kaddib markii sida la sheegay ay Al Shabab gubeen Ceel ku yiilay magaaladaasi. Ciidamada Al...
Hogaamiyihii hore ee Shabaabkii Muqdisho Cali Jeesto oo Cafis codsaday »
Muqdisho (HL) Hogaamiyihii hore ee Shabaabka Muqdisho Cali Maxamed Xuseen (Cali Jeesto) ayaa sheegay in uu ka soo laabtay fikirkii ahaa la shaqeynta maleeshiyada Al Shabaab isla markaana...
Xulka qaranka Ingiriiska oo la magacaabey iyo Gerrad oo kabtan laga dhigay »
Arbaco, May 16, 2012 (HL) – Tababaraha cusub ee xulka qaranka Ingiriiska ayaa maantay magacaabey 23-ka cayaaryahan ee matali lahaa qaranka Ingiriiska tartamada qaarada Yurub ee sanadkan. Sidoo...
Liverpool oo eriday tababaraheedii kadib markii ay usoo bixi waayeen Champions League-ga »
Arbaco, May 16, 2012 (HL) – Naadiga kubada cagta Liverpool ayaa maantay eriday tababarahii kooxda, King Kenny Dalglish, kadib markii uu ku guul darreystay inuu usoo saaro kooxda...
Tarsan oo Magacaabay Afhayeenka Gobolka Banaadir »
Muqdisho (HL) Shir jaraa’id oo uu xafiiskiisa warbaahinta ugu qabtay xoghayaha guud ee Maamulka G/Banaadir C/kaafi Hilowle Cismaan ayaa lagu aqriyay Dicreeto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka...
Muqdisho oo laga Xusay maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed »
Muqdisho (HL) Munaasabad lagu maamuusayay xuska maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa Maanta lagu qabtay xarunta madaxtooyada qaranka ee Villa Soomaaliya iyadoo Halkaasina shahaado sharaf lagu guddoonsiiyay Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed....
Dagaal ka dhacay Hargeysa oo ay dad badan ku dhinteen »
Hargeysa (HL) Ugu yaraan toddobo qof oo ay ku jiraan saddex askari ayaa ku dhintay magaalada Hargeysa, markii iska hor imaad hubeysan uu dhexmaray saaka ciidamada Somaliland iyo...
Xafladdii Tayo ee Dallas, ayna ka qeybgashay Gudoomiyaha Xisbigaasi Dr. Maryan Qaasim »
Dallas (HL) waxaa habeennimadii Sabtida ee May 12, 2012. ka dhacay Magaalada Dallas ee Gobolka Texas Munaasabad soo dhoweyn iyo taageero loogu sameynayey Xisbiga Siyaasiga ah ee Tayo....
Gudoomiye Tarsan oo sheegay in Caasimadda laga hirgelin doono Baalayaal Solar ah oo ku shaqeeya Ileyska Qoraxda »
Muqdisho (HL) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qorshaha Horumarrinta caasimadda uu si wanaagsan u socdo, isla markaana magaalada Muqdisho dhawaan laga hirgalin doono...
Man City oo qaaday horyaalka 44 sano kadib »
Axad, May 13, 2012 (HL) – Kooxda kubada cagta Manchester City ayaa markii ugu horeysay mudo hada laga joogo 44 sanadood qaaday horyaalka wadanka Ingiriiska kadib cayaar qayrul...
Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray maanta shirka Odoyaasha Dhaqanka,Codsina u jeediyay. »
Muqdisho (HL), May 05, 2012—- Ra’iisul Wasaaraha dowladda Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta booqday goobta uu shirka uga soconayo Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, kuwaa oo looga...
Nin lagu qabtay isagoo sita Miino Casri ah Magaalada Muqdisho »
Muqdisho (HL) Hay’adda nabad sugidda qaranka waxay maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay nin la sheegay in lagu qabtay miino casri ah oo la sheegay in ay sameysay...
Boqolaal Qof oo lagu Qabqabtay Boosaaso »
Boosaaso (HL) Ciidamada Amaanka Puntland ayaa Magaalada Boosaaso Ka Bilaabay Hawlgal Lagu Qabqabnayo Dadka Da’doodu ka Yar Tahay 30 -ka Sano. Tiro Dad ah oo lagu qiyaasay Boqolaal ...


Man City oo qaaday horyaalka 44 sano kadib »
Axad, May 13, 2012 (HL) – Kooxda kubada cagta Manchester City ayaa markii ugu horeysay mudo hada...
Sunday, May 13th, 2012 / Read More »3 kamid ah Degmooyin Cusub oo uu Madaxweyne Shariif u magacaabay Gobolka Hiiraan: Buurweyn, Fiidow iyo Yucubka »
Muqdisho (HL) Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif Sh. Axmed ayaa dhowaan magacaabay 9 Degmo oo ka tirsan Gobolka...
Sunday, April 29th, 2012 / Read More »Dadaalada Wasiiru Doowalaha XFKMG ah ee Horumarinta G/Hiiraan iyo Fekerka Balaarinta Gobalka Hiiraan »
Tan iyo xukuumadihii soo maray dalka, waxay mid kastaahi laheyd arrimo gaar ah oo lagu xasuusto, sidoo...
Sunday, April 29th, 2012 / Read More »R. Hormuud oo wareysatay Eng. Abdi Ashur »
Halkan riix si aad u dhageysato Wareysiga Engineerka. Cashuur_warysigii...
Saturday, February 11th, 2012 / Read More »Masha-Allah Faisal Aden Oscar Robertson National Player of the Week »
Jan. 24, 2012 According to AP Faisal Aden averaged 28.5 points per game last week ST. LOUIS...
Thursday, January 26th, 2012 / Read More »Dowlada Qatar oo Maalgashiga dhinaca Beeraha u soo Jeesatey! »
DUBAI: (Hiiraanlive) Dowladan yar ee qaniga ku ah saliida ayaa ah dowlad ay biyaha ku yar yihiin...
Monday, January 9th, 2012 / Read More »Kulanka Golaha Guurtida Maamul Gobaleedka Hiran and Midland State ee Nairobi »
(Nairobi. 12/12/2011.) Ajandaha Kulanka: Taageeridda Shirka Maamul Gobaleedyada Bartamaha iyo Konfurta dhaxe ee Soomaaliya uga furmay magaalo...
Thursday, December 15th, 2011 / Read More »Shir Looga Hadlayay Fidinta Diinta Islaamka Oo Ka Furmay Turkiga (Muuqaal) »
Istambuul:(HL) Shir looga hadlayo fidinta diinta Islaamka ayna ka qeybgaleen in ka badan 40 Dowladood oo Muslim...
Monday, November 21st, 2011 / Read More »Baraarujin & Talo ku socota Bulsho-Weynta Reer-Hiiraan (Qeybta 3-aad) »
FG: Qoraaga Maqaalkan waa Qoraa Soomaaliyeed oo madax banaan, badanaana wax ka qora Arimaha Bulshada iyo Siyaasadda...
Wednesday, October 5th, 2011 / Read More »Baraarujin & Talo ku socota Bulsho-Weynta Reer-Hiiraan (Qeybta 2-aad) »
FG: Qoraaga Maqaalkan waa Qoraa Soomaaliyeed oo madax banaan, badanaana wax ka qora Arimaha Bulshada iyo Siyaasadda...
Monday, October 3rd, 2011 / Read More »Baraarujin & Talo ku socota Bulsho-Weynta Reer-Hiiraan (Qeybta 1-aad) »
FG: Qoraaga Maqaalkan waa Qoraa Soomaaliyeed oo madax banaan, badanaana wax ka qora Arimaha Bulshada iyo Siyaasadda...
Sunday, October 2nd, 2011 / Read More »Abaarta waalaga Bixi Doonaa (Maqaal Xiiso Badan) »
Cape Town (HL) Allaah ayaa ku mahadsan Xaalad walba oo aan ku jirno, waayo asagaa waxa aan...
Wednesday, August 24th, 2011 / Read More »Mr Geele oo dib u laabtay iyo hadalkii uu ka jeediyay Muqdisho(Sawiro) »
Muqdisho(HL) Waxaa goordhow ka dhoofay Garoonka Duyuuradaha Muqdisho Wafdigii uu hogaaminayay Madaxweynaha dalka Jabuti Ismaaciil Cumar Geelle...
Tuesday, August 16th, 2011 / Read More »Wareysi: Eng. Cabdi cashuur “Shirkii UNDP Nairobi” »
cashuur_shirkii_UNDP halkan riix si aad u dhegeysato. Wareysi: Eng. Cashuur . Shir caalamiya oo uu kaga qaybgalay Nairobi...
Sunday, May 29th, 2011 / Read More »Waraysi: Eng. Abdi Ashur oo ka mid ah gudiga talo bixinta Mashaariicda Denmark. 28.03.11 »
Mashaariicdii (HL) Dhageyso Raido Hurmuud oo Wareysatey Engineerka...
Tuesday, March 29th, 2011 / Read More »Taariikh Nololeedkii Duuliye-Sare Cabdulaahi Weydow oo ah Duuliyihii ugu qatarsanaa ciidamadii Cirka ee Soomaaliyeed »
London: (Hiiraanlive) Duuliye-Sare Cabdulaahi Weydow Maxamud, oo loo yaqaaney (Weydow), waxa uu ku dhashay Magaalada Buulo Burte ee gobolka...
Sunday, March 20th, 2011 / Read More »Taariikh Nololeedkii Axmed Terso oo ka mid ah halyeyadii Somalia »
London: (Hiiraanlive) Gaashaanle-sare Axmed Xaaji Maxamuud oo loo yaqaano Axmed Teerso waxa uu ku dhashay jameecada Raaxaale...
Wednesday, March 16th, 2011 / Read More »








